ok intaas baan soo diyaariyey akhyaarta, wixii naga dhiman iA akhyaarta kale baa ku soo daraysa group keena kale, aad iyo aad baad u mahadsantihiin dhamaantiin, asxaabta cusub waxaan leenahay gacmo furan kusoo dhawaada, wax barasho badan waxaad ka helaysiin labadan group oo aan ku leenahay telegram ka, youtube channel keena, youtube as general, iyo dhamaan asxaabta ku xiran group keena, aad iyo aad baad u mahadsantihiin dhamaantiin.
Forwarded from Deleted Account
YouTube
Forex chart part 3
Waa qaybtii sadexad courseka forex basics
Forwarded from Deleted Account
YouTube
Forex chart part 3
Waa qaybtii sadexad courseka forex basics
Forwarded from Deleted Account
Forwarded from Deleted Account
YouTube
Reading Currencies part 4
Waa qaybtii afarad coursekii forex basics
Forwarded from Deleted Account
YouTube
Waa maxay short selling part 6
Short selling or bears
fadlan like subscribe
fadlan like subscribe
Forwarded from Deleted Account
YouTube
Forex Brokers part 7
Kala dooro brokers
Forwarded from Deleted Account
YouTube
Forex market hours part 8
Waqtiga lagalo forex
Forwarded from Deleted Account
Asxpata say ukala horeeyan udawada course
Fadlan nagu caawi subscribe thnks
Fadlan nagu caawi subscribe thnks
Ok scw akhyaarta dhamaantiin meelkasta aad joogtiin, waxaan idiin wada rajeynayaa in ay xaaladu iska fiican tahay oo nimco Alle lagu wada jiro dhamaantiin.
From hada waxaan soo gelinayaa dhowr charts oo aan isleeyahay isbedel badan wey keeni doonaan weegan soo socdo, summer time ka marka lagu jiro suuqa inta badan waa qunyar soocod oo traders badan baa aada holiday, laakin marnaba ma istaago, so i hope this week in uu keeno faaiido badan for every one iA