Somali Online Trader Library
1.66K subscribers
289 photos
2 videos
108 files
97 links
Qolkan waxaad ka helaysaa Charts badan, wax barasho iyo forms.
Download Telegram
DXY - QUWADA DOLLARKA
DXY - QUWADA DOLLARKA - 1 DAY
EURUSD - BUY SET UP - WEEKLY
EURUSD- BUY SET UP - DAILY TIME FRAME
CRUDE OIL - BAKHAARKA WUU BUUXSAMAY KABADAN INTII LA FILAYEY
EURUSD - SMALL SELL SET UP
EURUSD - RENKO 1 HR - SELL SET UP
CRUDE OIL - MONTHLY
Scw dhamaan, sidii la isku ogaa weekend kan iA aan isku dayno in aan soo gelino 15 analysis
Anigu waxaan qaatay oil iyo dahab, 13 idinka baan idiin daayey iA
ok so oil hadii aan ka soo bilaawno wakhtiga bisha (Monthly time frame) waxaan arki karnaa laba sheey oo aad iyo aad u muhiim ah in aan si fiican u daba galno, 1) dib u noqoshadii uu qiimuhu ku noqday kor (retracement) oo uu soo taabtay 50% Fibonacci retracement, taasna waxay natusaysaa in uu qiimuhu soo taabtay number wey oo in badan (wakhtiga sarsare) lagu rajo weynaa in uu tegi doono. Weegan hada dhamaaday qiimuhu markii uu soo dhamaystiray ku noqoshadii 50% waxaan aragnay in lacag/faaiido badan lagala baxay system ka taasna waxay keliftay in uu qiimuhu soo dhaco (always wax kale bay dhahaan baa sababay kici taanka misa dhici taanka laakin inta ugu badan waxaa sababa technical ka charts ka sida fibonacci ga iwl). Dhicitaanka waxaa sabab official ah looga dhigay report kii oil inventory ga soo baxay arbacadii dhaweyd oo sheegay in as Mareykan ku soo saareen shidaal aad iyo aad u badan (10.8 million foosto/maalin kasta).