Scw dhamaan, sidii la isku ogaa weekend kan iA aan isku dayno in aan soo gelino 15 analysis
Anigu waxaan qaatay oil iyo dahab, 13 idinka baan idiin daayey iA
ok so oil hadii aan ka soo bilaawno wakhtiga bisha (Monthly time frame) waxaan arki karnaa laba sheey oo aad iyo aad u muhiim ah in aan si fiican u daba galno, 1) dib u noqoshadii uu qiimuhu ku noqday kor (retracement) oo uu soo taabtay 50% Fibonacci retracement, taasna waxay natusaysaa in uu qiimuhu soo taabtay number wey oo in badan (wakhtiga sarsare) lagu rajo weynaa in uu tegi doono. Weegan hada dhamaaday qiimuhu markii uu soo dhamaystiray ku noqoshadii 50% waxaan aragnay in lacag/faaiido badan lagala baxay system ka taasna waxay keliftay in uu qiimuhu soo dhaco (always wax kale bay dhahaan baa sababay kici taanka misa dhici taanka laakin inta ugu badan waxaa sababa technical ka charts ka sida fibonacci ga iwl). Dhicitaanka waxaa sabab official ah looga dhigay report kii oil inventory ga soo baxay arbacadii dhaweyd oo sheegay in as Mareykan ku soo saareen shidaal aad iyo aad u badan (10.8 million foosto/maalin kasta).
2) Sheeyga labaad oo aad iyo aad u muhiimsan oo aan ka arki karnaa chart ka waxaa weeye in uu hada qiimuhu kasoo dhacay trend line kii (line ka buluuga) oo uu dhismaha kicitaankii ugu danbeysay ku dhisnaa (xasuusnoow qiimuhu markasta wuxuu u samaysan yahay qaab dhismeed taasna hadii aay burburto qiimuh dhinaca kale buu aadaa inta badan), maadaama uu trend line ka kasoo dhacay, 50% laga soo noqday, candle sticks kii bisha noqday mid bearish ah, intaba waxay natusaysaa in hoos la aadi doono. Laakin waa OIL oo waa lagu yaqaan waji cusub in lasoo baxdo markey doonto.
Ok so waxaan lasoconaa wixii kor aada waa in uu soo noqdaa, halkan waxaan xisaabinaynaa qiimuhu labadaa goor oo uu kor aaday ilaa in intee le eg buu socday, taasna waxaad kasoo heli kartaa mastarada ku sawiran box ka 9 ee dhinaca bidixda. So markii uu hoos kasoo kacay qiimuhu $25 iyo jajab ilaa waxaa u dhaxaysa ku dhawaad $30 iyo jajab, so cagta labaad oo kacay ilaa intii in le eg waa in uu socdaa (measured move) weyna dhacday oo wuxuu kor u kacay sodon iyo jajab markale. Ok so hadii aan rabno in aan ogaano ilaa intee in le eg buu hoos u dhici doonaa then waxaa ku haboon kow in aan soo baarnoo oo aan soo ogaano ilaa intee buu ahaa dhicitaankii ka horeeyay kadib markii uu joojijay in uu kor sii aado. So hadii aan fiirino oo ana xisaabino waxaan arki karnaa ilaa $13 iyo jajab in uu soo dhacay intuusan cagtii labaad oo kor bilaabin. So hadii aan marka forecast ku samayno waxaan dhihi karnaa in lagu soo aadisan yahay 60-61 oo u dhiganta £13 from $73 oo ahayd meeshii ugu sareysay uu gaaro. Waxaan kaloo arki karnaa markii aan fiirino Fibonacci ga bidixda hadii uu qiimuhu soo dhaco ilaa $13 in ay ku beegan tahay 38% taasna waa hubaal in xoogaa lagu hakan doono.
OK SO HADII AAD ARAGTID GAP MISA BOOS/EERIYA OO UU QIIMUHU KABOODAY UUSAN MARIN, THEN INTA BADAN QIIMAHA WAA KII SOO NOQDAA OO MARAA EERIYADAAS, INTA BADANA MARKII UU SOO DHAMAYSTIRO GAP KA AYUU DIB U NOQDAA, KHAAS AHAAN FOREX IYO COMMODITIES, SO WAXAAD FILAN KARTAA IN UU QIIMUHU KOR KU NOQDO WEEGAN OO UU ISKU DAYO IN UU SOO DHAMAYSTIRO MEELUHUU KA BOODAY. GAP KAAS WAXAA UGU SAREEYA 70.70 EERIYA. WAXAA KALOO SUUQA UU KU KACAY JIMCIHII KADIB MARKII SI FIICAN LOO EEGAY OPEC OO TIRI BAAHIDA ADUUNKA OO UU U QABO SHIDAALKA OO SII KORDHAYSA, IRAN OO CUNA QABATAYN WEYN LASAARAY OO SHIDAALKOODA LOO DIIDAY IN AY SUUQA ADUUNKA KEENAN, VENENZUELA OO IYADANA DHIBAATOOYIN BADAN HAYSATA IWL, WAXAAN OO DHAN WAA AKHBAAR OO UU KU KICI KARO QIIMAHA OO KA QUWAD WEYN TECHNICALS KA, MARKAA WEEGAN BAAN KALA OGAANAYNAA BIG TRADERS, INSTITUATIONS, BANKS IWL WAXA AY KA DAMACSAN YIHIIN SHIDAALKA. WAXAA MUHIIM AH ADIGU IN AADAN MARKASTA ISKU QUFULIN QIIMUHU DHINACAN MISA DHINACAA BUU AADAYAA. MARKASTA KA WAR SUG SUUQA