POUND ka xaaladiisa wey fiican tahay oo reysal wasaaraha MRS MAY waxay soo bandhigtay laguna taageeray BREXIT strategy oo ahaa wixii ugu cuslaa oo £ hoos u waday waayahan oo dhan
Waxaan arki karnaa qiimuhu in uu ku dhisnaa bear flag, birta calanka waxay kasoo bilaabataa xaga sare ilaa dhexda meesha buluuga zone ka sare, calankuna wuxuu ka bilaab madaa blue zone ka sare ilaa hoos, waxaan arki karnaa in uu finally kasoo kor maray channel kii hoos u socday oo ku jiray bisha MAy bilaaw geeda, maadaama uu hada kasoo baxay, brexit strategy na la isku raacay wuxuu dhaliyey in qiimaha pound ka kor aado sarifka kalena oo kasoo horjeeda dhacaan.
targets ka uu ku aadisan yahay, exit ariya waa falaadhaha cas oo tixraacaya fibs levels ka ku soo beegan £
so chartkan wuxuu natusayaa gbpusd oo weekly ah, waxaan arki karnaa qiimahan kow in uu kasoo noqday 50% retracement level ka fibs from meeshii uu kasoo dhacay july 2014, ta labaad waxaan arki karnaa qiimuhu hada in uu soo taabtay misa dib u soo noqday ilaa 38% levels ka fibs retracement from meeshii hoose uu kasoo kacay april 2018,
marka aan eegno daily charts ka gbpusd waxaad arki kartaa in uu u dhisan yahay sida BPM (quwada £) oo uu ku dhisan yahay bear flag, laba goor buu ka baxay channel ka laakin waa lagu soo celiyey isla markaas, taas oo noqotay fake breakout, laakin finally wuxuu jabiyey channel ka bear ka misa hoos u socday bisha markay ahayd 3/7/18, maalintii ku xigtay oo ahayd 04/7/18 wuu soo dhacay wuuna cuskaday resistance trend line ka sare kadibna wuxuu bilaabay in uu kor sii aado oo wuxuu sameeyey higher high iyo higher lows taas oo natusaysa in jahadii loo waday laga badeley qiimahan, sidii aan sii sheegnay waxaa ku haboon in swing long ah loo gato oo lahayo ilaa laga gaaryo resistance level ka ku beegan 1.3400, misa fibs level ka ka sareeya sida 38%, 50% ilaa 61% hadii uu garo
waa isla gbpusd- hadii aan fiirino indicators ka kala duwan waxaan arki karnaa macd in ay is gooysay , qoryaha yar yar oo cas cas oo dhexda ku yaal macd ka in ay soo galeen soo na dhaafeen positive area, rsi wuxuu joogaa buying condition, stochastics kana waxaan arki karnaa in uu hada soo gaaray meel sare oo overbought conditions ah laakin weli isi soo dhaafin red and blue colours ka
FOR USDCAD WAXAAN FILANAYNAY IN UU SOO DHICI DOONO MARKII UU GAARO CHANNELKA RESISTANCE TRIANGLE KA XAGIISA SARE OO KU BEEGNAYD 1.3000, LAAKIN NASIIB XUMO WUXUU GAARAY UUNA SOO TAABTAY 78% FIBS RETRACEMENT LEVEL KA FROM MEESHII UGU SAREYSAY UU KASOO DHACAY MAY 2018 BILAAW GEEDII. DHINACA MIDIGTA WAXAA NOO SAARAN FIBS EXTENTION LEVELS KA (MAADAAMA QIIMAHAN UU KU DHISNAA DHICITAAN MARKIISII HORE WAXAAN SUGEYNAA IN UU SII WATO DHICITAANKIISA)
SO FROM SO DHICITAANKA WUXUU KU BEEGAN YAHAY HADA OO UGU SOO HOREYSA THE 23% (1.2977 ARIYA), KADIBNA HADII UU KASOO HOOS MARO THEN WAXAAN TARGET GAREYNAYNAA ARIYADA KU BEEGAN 38% (1.2725)
SO DAILY GA HADII AAN FIIRINO, KOW WAXAAN ARKI KARNAA IN UU QIIMUHU KU SOO AADISAN YAHAY LABO TREND LINES, MIDNA NEGETIVE (MADOWGA) MIDNA POSITIVE (BLUUGA), MAADAAMA UU KASAREEYO QIIMUHU LABADABA WUU CUSKAN KARAA OO WAXAY U BADAN TAHAY IN UU SII KACO OO KOR SII AADO, HADII UU KASOO HOOS MARO THEN WAXAY KU NOQONAYSAA DOUBLE NEGETIVE TREND LINES OO UUSAN HADHOWTO JABIN KARIN, HADII UU QIIMUHU WAX BADAN SOO DHACAYO THEN WAXAAN RABNAA IN AANU IIBINO WAX BADANA HAYO SELL TARDE KAAS HADII UU KASOO HOOS MARO LABADAAS TREND LINES
MOVING AVERAGE KA HADII AAN FIIRINO WELI WAXAY SHEEGAAY BULLISH MISA POSITIVE PRICE IYO MOMENTUM