قَـــنَـاةُ عَـــبْــدِالــرَّحْــــمَــن
753 subscribers
70 photos
13 videos
8 files
36 links
﴿ وَادْعُوهُ خَوْفًا وَطَمَعًا ۚ إِنَّ رَحْمَتَ اللَّهِ قَرِيبٌ مِّنَ الْمُحْسِنِينَ ﴾

Barya Alle idinkoo ka cabsanaya oo rajaynaya; hubaal naxariista Alle waxay u dhowdahay sama-falayaasha. (Al-Acraaf: 56)

📚 https://t.me/abdiraxman14
Download Telegram
Aduun geeri iyo Nolol
Mid Unbaa Kula gudbane
Gumeysiyo Gobanimadu
Malabo lays garab dhigaa

Abwaan Careys Ciise
❤3👍1
*📌 6. الدعاء في الرخاء*
*أكثروا الدعاء في الرخاء ليستجاب في الشدة*
📌 6. Ducada waqtiga nabadda (raaxada)
*Haddii aad rabto in lagaa aqbalo marka dhib ku soo gaaro, ku badso ducada marka aad nabad ku jirto.*
*📌 7. آداب الدعاء*
*الإخلاص، وعدم الاستعجال، وحسن الظن*
📌 7. Aadaabta ducada
Inaad si daacadnimo leh u baryo Ilaahay
Inaad ku baryo magacyadiisa wanaagsan
Inaad ku sallido Nabiga ﷺ
Inaadan degdegin
Inaad Ilaahay ka yeelato rajo wanaagsan
*📌 8. أوقات الإجابة*
*الثلث الأخير من الليل*
📌 8. Waqtiyada ducada la aqbalo
*Waqtiga ugu wanaagsan waa saddexda dambe ee habeenka.*
*📌 9. موانع الإجابة*
*الحرام يمنع قبول الدعاء*
📌 9. Waxyaabaha hor istaaga ducada
Cunista wax xaaraan ah
Hanti xaaraan ah
*📌 10. مكانة الدعاء*
*الدعاء أعظم شيء عند الله*
📌 10. Qiimaha ducada
*Ducadu waa waxa ugu sharaf badan Ilaahay agtiisa.*
*الخلاصة | Gunaanad*
*أكثروا من الدعاء في كل وقت*
*Ducada badi wakhti kasta oo aad joogto
Taariikhdu waxay ina bartaa hal xaqiiqo: dal kasta oo burbura, gudaha ayuu ka burburaa ka hor inta uusan dibadda ka burburin, Hoggaan xun + dad aamusan = burbur

👉 Maanta adigu ma aamusantahay mise waad hadlaysaa?


عـَـــــبْـــدِ الــــرَّحْــمَــــٰـــن الــــــبْـــنـــبْــاس
❤1👍1
╔═══ ❖ ═══╗
✨ كلمات رائعة ✨
🌿 Erayo Qurux Badan 🌿
╚═══ ❖ ═══╝
╭━━━ 💫📖💫 ━━━╮
📖 الناس كلهم فقراء إلى العلم
💭 Dadka oo dhan → waxay u baahan yihiin cilmi
╰━━━━━━━━━━━━━━╯
╭━━━ 💫📖💫 ━━━╮
📖 والعلم فقير إلى العمل
💭 Cilmigu → wuxuu u baahan yahay camal
╰━━━━━━━━━━━━━━╯
╭━━━ 💫📖💫 ━━━╮
📖 والعمل يحتاج إلى العقل
💭 Camalku → wuxuu u baahan yahay caqli
╰━━━━━━━━━━━━━━╯
╭━━━ 💫📖💫 ━━━╮
📖 والعقل فقير إلى التوفيق
💭 Caqliyadu → waxay u baahan tahay towfiiq (Alle)
╰━━━━━━━━━━━━━━╯
╭━━━ 💫⚖️💫 ━━━╮
📖 وكل علم بلا عمل باطل
💭 Cilmiga aan camal lahayn → waa baadil
╰━━━━━━━━━━━━━━╯
╭━━━ 💫⚖️💫 ━━━╮
📖 وكل عمل بلا نية هباء
💭 Camal aan niyo lahayn → waa madhan
╰━━━━━━━━━━━━━━╯
╭━━━ 💫⚖️💫 ━━━╮
📖 وكل علم وعمل ونية بلا سنة مردود
💭 Cilmiga + camalka + niyada
🚫 haddii aan Sunnada la raacin → waa la diiday
╰━━━━━━━━━━━━━━╯
╭━━━ 💫⚖️💫 ━━━╮
📖 وكل علم وعمل ونية وسنة بلا ورع خسران
💭 Haddii aysan jirin dhowrsanaan → waa khasaaro
╰━━━━━━━━━━━━━━╯

https://t.me/abdiraxman14
❤3🥰1
Forwarded from KOOXDA KHAYR DOON
🌐 Multaqa Al-Qanawaat | ملتقى القنوات
🤝 Ku soo dhawoow madal isku xirta kanaalada Telegram
📡 Halkaan waxaad ka heli doontaa kanaalo tayo leh
🌿 Faafin khayr, wacyigelin & macluumaad faa’iido leh
🔗 Ku biir, la wadaag, kana faa’iidayso


La xidhiidh gudoomiyaha
@Cabdiraxmaan12
❤1👍1
Walaalayaal qaali ah 🤍
Aan carrabkeenna ku nooleyno xuska Allah maxaa yeelay qalbiga waxa dejinaya waa xuska Allah.
أستغفرُ الله 🤍
سبحان الله ✨
الحمد لله ❤️
لا إله إلا الله 💙
الله أكبر 🤍
Kuwani waa ereyo yar oo fudud, balse ajarkoodu aad buu u weyn yahay. Aan ku dadaalno xuska Allah mar kasta iyo meel kasta Allah ha inaga dhigo kuwa carrabkoodu ku qoyan yahay xuskiisa. Aamiin,insha Allah🤲🤍

FADLAN NAGU TAAGEER (🩵)AMA (👍)

❤️ ㅤ  💬       🖇
ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ
❤3👍1
وقد قال النبي صلى الله عليه وسلم:
“من سلك طريقًا يلتمس فيه علمًا، سهّل الله له به طريقًا إلى الجنة.” رواه مسلم.

فاثبت، فإنها أيام وتُطوى، ويبقى أثرها وبركتها.
واجتهد، فما بينك وبين الفتح إلا صدق التوكل، وعلو الهمة.

وفَّق الله طلاب العلوم الشرعية، وفتح عليهم، وبارك في أوقاتهم وأعمالهم.
https://t.me/abdiraxman14
❤1👍1
• 𝐖𝘂𝘅𝘂𝘂 𝐘𝗶𝗿𝗶

• 𝖦𝗈𝖻𝖺𝗇𝗂𝗆𝖺𝖽𝖺 𝗁𝖺𝗐𝗅𝖾𝖾𝖽 𝗇𝗂𝗇𝖺
𝗄𝗎𝗆𝖺 𝗁𝖺𝗅𝖾𝖾𝗒𝖾
• 𝖱𝖺𝗀  𝗁𝗈𝗋𝗆𝖺𝗋 𝖽𝗈𝗈𝗇𝖺 𝗐𝖺𝖺𝗒𝗈 
𝖠𝗒𝖺 𝗁𝗈𝗋𝗃𝗈𝗈𝗀𝖾
• 𝖧𝖺𝗌𝖺𝖺𝗐𝖾 𝗃𝗂𝗂𝖿𝗂𝗒𝗈 𝗁𝗎𝗋𝖽𝗈
𝗄𝖺𝗆𝖺 𝗍𝗂𝗆𝖺𝖽𝖾
• 𝖧𝖺𝖻𝖾𝖾𝗇 𝗇𝗂𝗆𝖺𝖺𝗇  𝗎 𝗀𝗎𝗎𝗋𝖺𝗒𝗇
𝖧𝗈𝗈 𝖫𝖺𝗆𝖺 𝗒𝗂𝗋𝖺𝖺𝗁𝖽𝗈,𝖾
• 𝖧𝖺𝗅𝗄𝖾𝖾 𝗄𝗎  𝗍𝖺𝖺𝗅 𝗐𝖺𝗑 𝗄𝖺 𝗑𝗂𝗀𝖺
𝖧𝖺𝗅𝗂𝗌 𝗂𝗒𝗈 𝖽𝖺𝖻 𝗐𝖾𝖾𝗒𝖺𝗇𝖾
• 𝖦𝖺𝗋𝗄𝗎 𝗇𝗂𝗆𝗎 𝖼𝖺𝖽𝖺𝗇 𝗒𝖺𝗁𝖺𝗒 𝖺𝗇
𝗀𝖺𝖻𝗈𝗐 𝗎 𝗅𝖺𝖺𝖻𝗇𝖺𝗒𝗇𝖾
• 𝖦𝖺𝖽𝖺𝗁𝖺𝗒𝗀𝖺 𝗇𝗂𝗆𝖺𝗇𝗄𝗂𝗂 𝖺𝗁𝖺𝖺
𝗀𝖺𝖻𝖾𝗒 𝗂𝗍𝖺𝖺𝗅𝗄𝗂𝗂𝗒𝖾
• 𝖲𝖺𝖺𝗑𝗂𝖻𝖺𝖽𝖺𝗒𝖽𝗂 𝗀𝖺𝗅𝖻𝖺𝖽𝖾 𝗋𝖺𝗀
𝗎 𝗀𝗈𝖻𝖺𝗒𝗌𝖺𝗇𝖺𝖺𝗒𝖾
• 𝖦𝖺𝖻𝖺𝗅𝗄𝗂 𝗂𝗒𝗈 𝗐𝖺𝖺𝗀𝗂𝗂 𝗂𝗌 𝖻𝖺𝖽𝖺𝗅𝖺𝗒
𝖶𝖺𝗒 𝗀𝖺𝗅𝖻𝗂𝗇𝖺𝗒𝖺𝗇𝖾
• 𝖦𝗎𝗋𝗂𝗀𝗂𝗂 𝗐𝖺𝗑𝖺𝗒 𝗂𝗀𝗎 𝗐𝖺𝖽𝖺𝗇
𝖦𝖺𝖼𝖺𝗅 𝗅𝖺,𝖺𝖺𝗇𝖾𝖾𝖽𝖾
• 𝖩𝖺𝗇𝗈 𝗂𝗒𝗈 𝖼𝖺𝖽𝖺𝖺𝖻 𝗆𝗂𝖽 𝗂𝗇𝖺𝗇 𝗀𝖺𝗅𝗂
𝖶𝖺𝖺𝗇 𝗀𝖺𝗋𝖺𝗒𝗌𝖺𝗇𝖺𝗁𝖺𝗒𝖾
• 𝖠𝗅𝗅𝗈𝗐 𝗂 𝗀𝖺𝗋𝗀𝖺𝗋 𝗐𝖺𝗑𝖺𝗇  𝗃𝖾𝖼𝗅𝖺𝗁𝖺𝗒
𝖨𝗇𝖺𝗇 𝗀𝗎𝗍𝖺 𝗄𝗁𝖺𝗒𝗋𝖾

                                      🍂
    
➪ 𝐒𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵 𝗺𝗮𝘅𝗮𝗺𝘂𝗱 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗺𝗮𝘅𝗮𝗺𝘂𝗱 ༄ 𝘀𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵 𝘅𝗮𝗹𝗶𝗶𝗸𝗲 ༆

                                        🍂

              
                      ♡ ㅤ    ❍ㅤ      ⎙       ⌲
                      ˡᶦᵏᵉ   ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ    ˢᵃᵛᵉ    ˢʰᵃʳᵉ
                ❍━━━━━━━ლ━━━━━━━❍  


@abdiraxman14
❤4👍2
𝗔𝗦𝗠𝗔𝗔 𝗕𝗜𝗡𝗧𝗜 𝗔𝗕𝗜𝗜 𝗕𝗔𝗞𝗔𝗥 𝗦𝗜𝗗𝗜𝗜𝗤.𝗥.𝗖

Ma arkin laba dumar ah wax ka deeqsinnimo badan Habaryarteey 𝗖𝗔𝗔𝗜𝗦𝗛𝗔 iyo hooyadeey 𝗔𝗦𝗠𝗔......

- 𝗖𝗔𝗕𝗗𝗨𝗟𝗔𝗔𝗛𝗜 𝗕𝗜𝗡 𝗭𝗨𝗕𝗘𝗥

Saxaabiyad sharaf walba kulansatay, Aabaheed waa saxaabi, awoowgeed waa saxaabi, walaasheed waa saxaabiyad, ninkeeda waa Saxaabi, wiilkeedana waa saxaabi.

Aabaheed waa Abuubakar Sidiiq Rc, Awoowgeed waa Abuu Quxaafa Abuubakar aabihiis, walaasheed waa Caa'isha Mu'miniinta dhan hooyadood, ninkeeda waa Zubeyr Binu Cawaam, wiilkeedana waa Cabdullaahi Binu Zubeyr, sharaf waxaa ugu filan in la dhaho gabadha uu dhalay Abuubakar Sidiiq Rc.

Waxa ay kamid aheyd dadkii islaamnimada xilli hore soo galay kaliya waxaa ka horeeyay 17 qof, Waxaa guursaday Zubeyr Binu Cawaam oo markaas ahaa wiil dhallinyar oo faqiir aan heysan wax hanti ah iyo adeege u adeegaba kaliya wuxuu heystay faras uu iibsaday, Waxa ayna u noqotay xaas wanaagsan wey u adeegi jirtay faraskana wey u dhaqaaleyn jirtay garab ayey u noqotay heer uu noqday saxaabada kuwooda ugu hodansan, markii ay muslimiinta u hijroonayeen Madiina iyaga oo diintooda baxsad la ah Asmaa waxa ay aheyd xaamilo bilaheedana wey dhammeeysatay balse arrinkaas uma diidin in ay hijrooto oo ay u dulqaadato dhibka safarka markii ay tageen Qubaa ayey waxa ay dhashay wiilkeeda Cabdullaahi Binu Zubeyr oo noqday cunugii ugu horeeyay ee u dhashay muhaajiriinta usoo hijrooday Madiina, Nabiga scw ayey dhabta u saartay markaas Nabigana candhuuftiisa ayuu afka u mariyay wiilka wuuna u duceeyay, wiilkaas calooshiisa wixii ugu horeeyay ee gala wuxuu ahaa Candhuufta Suubanaha SCW.

Asmaa waxaa u kulmay tilmaamaha kheyrka iyo wanaaga iyo caqli badnaanta deeqsinnimadana waxa ay u aheyd tilmaan, wiilkeeda Cabdullaahi 00 ka sheekeynayo ayaa dhahay Ma arkin laba dumar ah wax ka deeqsinnimo badan Habaryarteey Caa'isha iyo hooyadeey Asmaa, laakiin deeqsinnimadooda ayaa kala duwaneyd, Habaryarteey wax ayey isku dari jirtay,markaas ayey uqeybin jirtay dadka u baahan, balse hooyadeey Waxba ma keydsan jirin.

Caqli badnaanteeda waxaa cadeyn kuugu filan, Aabaheed Abuubakar markii uu hijrada usoo raacay Nabiga wuxuu horay usoo qaatay hantidiisa oo dhan, ciyaalkiisana waxba ugama uusan soo tagin, Abuu Quxaafa oo Abuubakar aabihiis ahaa oo aan markaas islaamin ayaa wuxuu ogaaday hijrada wiilkiisa kadib wuxuu u yimid Asmaa isaga oo rabay in uu ogaado in hanti looga tagay iyo inkale, balse Asmaa ayaa usheegtay in uu aabaheed uga tagay hanti badan iyada oo aruurisay dhagaxaan yaryar waxa ayna saartay meel ay lacagta dhigan jireen korkana waxa ay ka saartay dhar kadib ayey gacanta awoowgeed inta qaaday ayey kor saartay maadaama uu indhoole ahaa waxa ayna ku tiri Arag wuxuu nooga tagay hanti badan duqiina wuxuu yiri waa arrin wanaagsan markaas sidaas waxa ay u sameysay duqa in ay dajiso oo uusan is dhibin mana aysan jecleyn in ay qabato gacanta nin gaal ah xitaa haddii uu awoowgeed yahay.

Wiilkeeda Cabdullaahi Binu Zubeyr ayaa maalin u yimid isaga oo kala tashanaayay arrinka Xajaaj iyo in asxaabtiisa ay ka tageen, Xajaaj Binu Yuusuf isagana uu soo galaayo magaalada Makka uuna dili doonno, Waxa ay tiri Wiilkeygiyoow haddii aad xaq ku sugan tahay, xaqa aad ku sugan tahay ku sugnaaw, waad ogtahay

waxaa la dilay dadkii diinta u adeegaayay oo amniga diinta ka shaqeynaayay, xaqa ku sugnaaw si kasta oo ay natiijada noqoto... Wuxuu yiri isagana Hooyo laakiin markaan dhinto jirkeyga ayey xumeyn doonnaan markaas ayey tiri hadal cajiib ah Ariga waxba kama dhibaayo maqaar siibka marba haddii la gawraco Cabdullaahi markaas ayuu baxay Alle dartiina wuu u shahiiday.

𝗦𝗔𝗬𝗙𝗨𝗟 𝗜𝗦𝗟𝗔𝗔𝗠

@abdiraxman14
👍3❤2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
MUNAAFIQIINTU WAY KU DHAX XIOGAYSTAAN MUSLIMIINTA DHAXDOODA LABA SABAB AWGEED


KAW MARKA UU XOOGAYSTO CADAWGA BANAANKA NAGA JIRA
LABA MARKA KHILAAFAADKA MUSLIMIINTA BATO


SIDAA AWGEED MUNAAFIQIINTU WAXAY NECEB YIHIIN JIHAADKA WAAYO JIHAADKU WAXA UU BAABIINAYAA LABADII SABABOOD AY KU XOOGAYSANAYEEN


@abdiraxman14
❤2👍1🔥1
Ilaahay ha u naxariisti Sheekh Cabdinaasir Xuseen Cismaan, oo Jigjiga ku geeriyooday, Sheekhu waxaa 56 sano kabadan aqrinayay tafsiirka Qur’aanka Kariimka, waxuu soo aflaxiyay culimo badan. Waxuu ahaa nin luuqada Carabiga aad ugu fogaaday aqoon durugsana u lahaa
Sheekh Cabdinaasir Xuseen Ilaahay ha'unaxariisto, waa uu dhadhamiyay geeridii Allaah u qoray, Ilaahay samir iyo iimaan haynagu arsaaqo.

إنا لله وإنا إليه راجعون، اللهم أجرنا في مصيبتنا واخلف لنا خيرا منها
Inaad dhamaantin oogu ducaysan ayan rajaynaya inu ilaahay janadiisa ku casuumo insha Allah

@abdiraxman14
😭3👍2
*﴿ فَقُلْتُ اسْتَغْفِرُوا رَبَّكُمْ إِنَّهُ كَانَ غَفَّارًا ﴾*
❤1
هُوَ خَيْرٌ لَّكُمْ.


WAXAA LAGA YAABAA INAAD NACDAAN SHEEY ISAGA OO KHAYR IDIIN AH


@abdiraxman14
❤1
لن تحصل على ما تريد بالتمني.


Waxaad rabto ku heli maysid ididiilo oo kaliya


@abdiraxman14
❤2
﴿ إِنَّ رَحْمَتَ اللَّهِ قَرِيبٌ مِنَ الْمُحْسِنِينَ ﴾


@abdiraxman14
❤2👍1