قال أبو الفرج ابن الجوزي رحمه الله (ت ٥٩٧هـ):
«أصلُ الأصولِ العلمُ، وأنفعُ العلومِ النظرُ في سيرةِ الرسولِ ﷺ وأصحابِه؛
أُولَٰئِكَ ٱلَّذِینَ هَدَى ٱللَّهُۖ فَبِهُدَىٰهُمُ ٱقۡتَدِهۡۗ قُل لَّاۤ أَسۡـَٔلُكُمۡ عَلَیۡهِ أَجۡرًاۖ إِنۡ هُوَ إِلَّا ذِكۡرَىٰ لِلۡعَـٰلَمِینَ
صيد الخاطر، صـ ٨٠.
Abuu Al-Faraj Ibnu Al-Jawzi رحمه الله wuxuu yiri:
“Aasaaska aasaasyadu waa cilmiga, cilmiyada ugu faa’iidada badanna waa in la barto taariikh-nololeedkii Rasuulka ﷺ iyo asxaabtiisa.

Kuwaasi waa kuwii Alle hanuuniyey, ee hanuunkooda raac.”
“Waxaad tiraahdaa: Idinkama doonayo arrintaas wax abaalmarin ah. Ma aha wax kale ee waa xusuusin u ah caalamka.”
[Suuradda Al-Ancaam: 90]

❤3👏1
إفعل ما شئت ولكن...
تذكّر أنك ستلقاه وحيداً لاتملك سوى كفنـك وعملك ...
{ يَوْمَ لَايَنفَعُ مَالٌ وَلَا بَنُونَ إِلَّا مَنْ أَتَى اللَّهَ بِقَلْبٍ سَلِيمٍ
❤2👍1💔1
Dheh ALXMDULILAHI Haduu Alle kuu hibeeyey
Carrab aad Alle ku xusto
Iyo qalbi u khushuuca
❤3👍1
أَجْــمَــعَ عُــقَــلَاءُ كُــلِّ أُمَّــةٍ
أَنَّ الــنَّــعِــيــمَ لَا يُــدْرَكُ بِــالــنَّــعِــيــمِ،
وَأَنَّ الــرَّاحَــةَ لَا تُــطْــلَــبُ بِــالــرَّاحَــةِ.
Culimada iyo dadka caqliga leh ee ummad kasta waxay isku raaceen:
In nicmadu aan lagu gaari karin nicmo,
iyo in raaxada aan lagu raadin karin raaxo.
قَــــنَـــاةُ عَـــبْـــدِالــــرَّحْــــمَــــن
أَنَّ الــنَّــعِــيــمَ لَا يُــدْرَكُ بِــالــنَّــعِــيــمِ،
وَأَنَّ الــرَّاحَــةَ لَا تُــطْــلَــبُ بِــالــرَّاحَــةِ.
ابْــنُ الــقَــيِّــمِ رَحِــمَــهُ الــلَّــهُ
Culimada iyo dadka caqliga leh ee ummad kasta waxay isku raaceen:
In nicmadu aan lagu gaari karin nicmo,
iyo in raaxada aan lagu raadin karin raaxo.
Macnaha: Qofku haddii uu doonayo nolol wanaagsan iyo guul waa inuu u dulqaataa dadaalka iyo dhibta jidkaas ku jira
❤6👍3🥰1
عَــــلَــــىٰ مَــــاذَا التَّــــكَــــبُّــــرُ وَالْــــغُــــرُورُ؟
وَهَــــذِهِ الْــــأَرْضُ تَــــمْــــلَــــؤُهَــــا الْــــقُــــبُــــورُ
Maxaad iskula weynaanaysaa, maxaase kibir iyo isla-weyni kuu keenay, iyadoo dhulkan ay ka buuxaan qabuuruhu?
ــــــــــــــــــــــــــــــــــــ
عَــــلَــــىٰ مَــــاذَا التَّــــعَــــالِــــي يَــــا صَــــدِيقِــــي؟
أَأَنْــــتَ الْــــبَــــحْــــرُ أَمْ أَنْــــتَ الصُّــــخُــــورُ؟
Saaxiibkayow, maxaad isu sarraysiinaysaa? Ma adigaa badda ah, mise waxaad tahay dhagaxyada waaweyn?
ــــــــــــــــــــــــــــــــــــ
كَــــأَنَّــــكَ قَــــدْ نَــــسِــــيــــتَ أَيَــــا أَخِــــي،
بِــــأَنَّ الْــــكَــــوْنَ يَــــمْــــلِــــكُــــهُ الْــــغَــــفُــــورُ
Walaalkayow, waxaad mooddaa inaad illowday in koonkani uu leeyahay Alle Dambi-dhaafka Badan (Al-Ghafuur).
ــــــــــــــــــــــــــــــــــــ
أَلَــــمْ تَــــرَ كَــــمْ فَــــقَــــدْنَــــا مِــــنْ أُنَــــاسٍ،
لَــــهُــــمْ نَــــخْــــلٌ وَأَسْــــوَارٌ وَقُــــصُــــورُ
Miyaadan arag dad badan oo aynu weynay, kuwaas oo lahaa geedo timireed, derbiyo waaweyn iyo daaraha quruxda badan?
ــــــــــــــــــــــــــــــــــــ
وَكَــــمْ فَــــارَقْــــتَ مِــــنْ أَهْــــلٍ وَخِــــلٍّ،
أَتَــــاهُــــمْ بَــــغْــــتَــــةً قَــــدَرٌ يَــــدُورُ
Immisa qaraabo iyo saaxiibbo ah ayaad kala tagtay, kuwaas oo si kedis ah uu ugu yimid qaddarkii Alle!
ــــــــــــــــــــــــــــــــــــ
FARIINTA GABAYGA:
Ha isku kibirin adduunka, hana dadka isku sarraysiin, waayo geeridu qof walba way sugaysaa. Hantida, quruxda iyo awoodda midkoodna qofka kama celin karo qaddarka Alle.

❤8👍1👏1
صَلَاةُ الضُّحَى
Salaadda Duxadu waa sunno fadli badan leh, waana salaad uu addoonku Alle ugu dhowaado
Waqtigeedu wuxuu bilaabmaa marka qorraxdu soo baxdo oo ay wax yar kor u kacdo, wuxuuna dhammaadaa wax yar ka hor salaadda Duhur.
قال رسول الله ﷺ:
«صَلَاةُ الْأَوَّابِينَ حِينَ تَرْمَضُ الْفِصَالُ»
رواه مسلم (٧٤٨)
:
Salaadda Awwaabiinta waxaa la tukadaa marka kulaylka dhulku saameeyo cagaha ilmaha geela.

👍5❤4🥰1
"Ku salliya Al-xabiib Ashafiic Al-mustafaa.
صلى الله عليه وسلم"
صلى الله عليه وسلم"
❤6👍1👏1
سُبْحَانَ الْلَّهِ، وَالْحَمْدُ لِلَّهِ، وَلَا إِلَهَ إِلَّا الْلَّهُ، وَالْلَّهُ أَكْبَرُ
❤4👍1
❤4👍1🥰1
لَا إلَه إلّا اللهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءِ قَدِيرِ.
Ducadan qofkii akhrista maalin gudaheeda 100 jeer waxa uu helayaa shan arimood
1 waxa uu la mid noqnayaa qof xoreeyey 10 adoon
2 waxaa loo qorayaa 100 xasano
3 waxaa laga tirtirayaa 100 dambi
4 shaydaanka ayey xirsi xidh ( difaac) uga noqon doontaa
5 ma jiri doono qof la yimaada camal ka fadli badan qof la yimaada oo aqriyo in ka fara badan mooyee
Ku soo biir kanaalkan si aad wax badan uga faa’iido
https://t.me/abdiraxman14

❤5👍2
﴿ قُلْ إِن كُنتُمْ تُحِبُّونَ ٱللَّهَ فَٱتَّبِعُونِى يُحْبِبْكُمُ ٱللَّهُ وَيَغْفِرْ لَكُمْ ذُنُوبَكُمْ ۗ وَٱللَّهُ غَفُورٌ رَّحِيمٌ ﴾
Ali 'Imran 3:31
(Nabi Muxammadow) dheh: Haddaad Alle jeceshihiin, i soo raaca, Alle baa idin jeclaan oo idiin dhaafi dunuubtiinna. Alle waa Denbi Dhaaf Badane, Naxariis Badan.

❤4👍2🥰1