قَـــنَـاةُ عَـــبْــدِالــرَّحْــــمَــن
754 subscribers
70 photos
13 videos
8 files
36 links
﴿ وَادْعُوهُ خَوْفًا وَطَمَعًا ۚ إِنَّ رَحْمَتَ اللَّهِ قَرِيبٌ مِّنَ الْمُحْسِنِينَ ﴾

Barya Alle idinkoo ka cabsanaya oo rajaynaya; hubaal naxariista Alle waxay u dhowdahay sama-falayaasha. (Al-Acraaf: 56)

📚 https://t.me/abdiraxman14
Download Telegram
بدلا من أن تفكر فيها ينقصك حاول أن تفكر فيها ينقص
الآخرين»» وأنت تمتلكه!

Intii aad ka fikiri lahayd waxa kaa maqan,
isku day in aad ka fikirto waxa dadka kale
ka maqan»»oo aad haysato
❤8
Haa, waa sharaxaad kooban oo cad oo ku saabsan Sakaatul Fidriga (Zakatul Fitr):


---

🌙 Waa maxay Sakaatul Fidriga?

Waa sadaqo waajib ah oo la bixiyo dhammaadka bisha Ramadaan, si loo daahiriyo soonka loona farxad geliyo masaakiinta maalinta Ciidda.


---

📌 Xukunkeeda

Waa waajib qof kasta oo Muslim ah—yar iyo weyn, rag iyo dumarba—haddii uu awood u leeyahay.


---

👨‍👩‍👧‍👦 Yaa laga bixinayaa?

Qofku wuxuu ka bixiyaa:

Naftiisa

Carruurtiisa

Qof kasta oo uu masuul ka yahay (haddii uu awood u leeyahay)



---

🌾 Waxa lagu bixiyaa

Asal ahaan waxaa lagu bixiyaa cunto sida:

HADHUUDH

Qamadi

Timir

Ama cunto kale oo dadka deegaanka cunaan
.


---

⏰ Goorta la bixinayo

Waqtiga ugu fiican: ka hor salaadda Ciidda

Waa la bixin karaa 1–2 maalmood ka hor Ciidda

Haddii la daahiyo ilaa ka dib salaadda → waxay noqotaa sadaqo caadi ah (ma aha Fitr)



---

🎯 Ujeeddadeeda

In la nadiifiyo khaladaadka yar ee soonka ku dhacay

In masaakiinta la farxad geliyo maalinta Ciidda

In bulshada Muslimiinta la isku naxariisto



---
🌙 عيد مبارك 🎉
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال، وغفر لنا ولكم الذنوب، وجعل أيامكم كلها أفراحًا وسعادة.

Ciid Mubaarak 🤲
Ilaahay ha naga aqbalo soonka iyo camalka wanaagsan, hana inaga dhaafo dambiyada, hana ka dhigo maalmaheena kuwo farxad, nabad iyo barako leh.

كل عام وأنتم بخير ✨
Sanad walba kheyr iyo caafimaad ku gaara ❤️
❤3👍1
𝗔𝗦𝗠𝗔𝗔 𝗕𝗜𝗡𝗧𝗜 𝗔𝗕𝗜𝗜 𝗕𝗔𝗞𝗔𝗥 𝗦𝗜𝗗𝗜𝗜𝗤.𝗥.𝗖

Ma arkin laba dumar ah wax ka deeqsinnimo badan Habaryarteey 𝗖𝗔𝗔𝗜𝗦𝗛𝗔 iyo hooyadeey 𝗔𝗦𝗠𝗔......

- 𝗖𝗔𝗕𝗗𝗨𝗟𝗔𝗔𝗛𝗜 𝗕𝗜𝗡 𝗭𝗨𝗕𝗘𝗥

Saxaabiyad sharaf walba kulansatay, Aabaheed waa saxaabi, awoowgeed waa saxaabi, walaasheed waa saxaabiyad, ninkeeda waa Saxaabi, wiilkeedana waa saxaabi.

Aabaheed waa Abuubakar Sidiiq Rc, Awoowgeed waa Abuu Quxaafa Abuubakar aabihiis, walaasheed waa Caa'isha Mu'miniinta dhan hooyadood, ninkeeda waa Zubeyr Binu Cawaam, wiilkeedana waa Cabdullaahi Binu Zubeyr, sharaf waxaa ugu filan in la dhaho gabadha uu dhalay Abuubakar Sidiiq Rc.

Waxa ay kamid aheyd dadkii islaamnimada xilli hore soo galay kaliya waxaa ka horeeyay 17 qof, Waxaa guursaday Zubeyr Binu Cawaam oo markaas ahaa wiil dhallinyar oo faqiir aan heysan wax hanti ah iyo adeege u adeegaba kaliya wuxuu heystay faras uu iibsaday, Waxa ayna u noqotay xaas wanaagsan wey u adeegi jirtay faraskana wey u dhaqaaleyn jirtay garab ayey u noqotay heer uu noqday saxaabada kuwooda ugu hodansan, markii ay muslimiinta u hijroonayeen Madiina iyaga oo diintooda baxsad la ah Asmaa waxa ay aheyd xaamilo bilaheedana wey dhammeeysatay balse arrinkaas uma diidin in ay hijrooto oo ay u dulqaadato dhibka safarka markii ay tageen Qubaa ayey waxa ay dhashay wiilkeeda Cabdullaahi Binu Zubeyr oo noqday cunugii ugu horeeyay ee u dhashay muhaajiriinta usoo hijrooday Madiina, Nabiga scw ayey dhabta u saartay markaas Nabigana candhuuftiisa ayuu afka u mariyay wiilka wuuna u duceeyay, wiilkaas calooshiisa wixii ugu horeeyay ee gala wuxuu ahaa Candhuufta Suubanaha SCW.

Asmaa waxaa u kulmay tilmaamaha kheyrka iyo wanaaga iyo caqli badnaanta deeqsinnimadana waxa ay u aheyd tilmaan, wiilkeeda Cabdullaahi 00 ka sheekeynayo ayaa dhahay Ma arkin laba dumar ah wax ka deeqsinnimo badan Habaryarteey Caa'isha iyo hooyadeey Asmaa, laakiin deeqsinnimadooda ayaa kala duwaneyd, Habaryarteey wax ayey isku dari jirtay,markaas ayey uqeybin jirtay dadka u baahan, balse hooyadeey Waxba ma keydsan jirin.

Caqli badnaanteeda waxaa cadeyn kuugu filan, Aabaheed Abuubakar markii uu hijrada usoo raacay Nabiga wuxuu horay usoo qaatay hantidiisa oo dhan, ciyaalkiisana waxba ugama uusan soo tagin, Abuu Quxaafa oo Abuubakar aabihiis ahaa oo aan markaas islaamin ayaa wuxuu ogaaday hijrada wiilkiisa kadib wuxuu u yimid Asmaa isaga oo rabay in uu ogaado in hanti looga tagay iyo inkale, balse Asmaa ayaa usheegtay in uu aabaheed uga tagay hanti badan iyada oo aruurisay dhagaxaan yaryar waxa ayna saartay meel ay lacagta dhigan jireen korkana waxa ay ka saartay dhar kadib ayey gacanta awoowgeed inta qaaday ayey kor saartay maadaama uu indhoole ahaa waxa ayna ku tiri Arag wuxuu nooga tagay hanti badan duqiina wuxuu yiri waa arrin wanaagsan markaas sidaas waxa ay u sameysay duqa in ay dajiso oo uusan is dhibin mana aysan jecleyn in ay qabato gacanta nin gaal ah xitaa haddii uu awoowgeed yahay.

Wiilkeeda Cabdullaahi Binu Zubeyr ayaa maalin u yimid isaga oo kala tashanaayay arrinka Xajaaj iyo in asxaabtiisa ay ka tageen, Xajaaj Binu Yuusuf isagana uu soo galaayo magaalada Makka uuna dili doonno, Waxa ay tiri Wiilkeygiyoow haddii aad xaq ku sugan tahay, xaqa aad ku sugan tahay ku sugnaaw, waad ogtahay

waxaa la dilay dadkii diinta u adeegaayay oo amniga diinta ka shaqeynaayay, xaqa ku sugnaaw si kasta oo ay natiijada noqoto... Wuxuu yiri isagana Hooyo laakiin markaan dhinto jirkeyga ayey xumeyn doonnaan markaas ayey tiri hadal cajiib ah Ariga waxba kama dhibaayo maqaar siibka marba haddii la gawraco Cabdullaahi markaas ayuu baxay Alle dartiina wuu u shahiiday.

𝗦𝗔𝗬𝗙𝗨𝗟 𝗜𝗦𝗟𝗔𝗔𝗠
❤3👍1
Xasuus Taarikhi ah : 22- ka Maarso Geeridi Sheekh Axmed Yaasin iyo Saadashi 2027
❤1
Maanta oo kale, 22-ka Maarso, waxay ku beegantahay sannad-guuradii 22-aad ee ka soo wareegtay dilkii aasaasihii dhaqdhaqaaqa Xamaas, Sheekh Axmed Yaasiin, kaas oo sannadkii 2004 ay diyaaradaha izrael ku duqeyen gudaha magaalada Qaza, xilli uu ka soo baxay salaaddii subax.

Sheekha oo ahaa nin curyaan ah oo ku socda gaariga dadka lixaadka la’aantu ku fariistaan, ayaa gantaallo lagasoriday diyarad helicopter ah lagula beegsaday isaga iyo dadkii wehliyay xaafadda Al-Sabra.

Geerida Sheekh Axmed Yaasiin ka sokow, waxaa maanta dib loo xusuusanayaa waraysigii caanka ahaa ee uu siiyay telefishinka Al Jazeera, kaas oo uu ku bixiyay saadaal taariikhi ah oo ku aaddan mustaqbalka izrael.

Sheekha ayaa xilligaas sheegay in maamulka izrael uu marayo marxalado kala duwan, isagoo saadaaliyay in marka la gaaro sannadka 2027, ay izrael gebi ahaanba burburi doonto, uuna dhammaan doono jiritaankeeda.

Sheekh Axmed Yaasiin ayaa saadaashiisa u cuskaday isbeddellada jiilalka iyo xoogga iska caabinta, wuxuuna xilligaas yiri: "Izrael waxay ku aas-aasantay tabaryari marxaladi xigtay waxay yeelatay xoog, waxayna ku baaba'aysaa xoog... waxaan aaminsanahay in rubac qarniga dambe ayanan arki doonin izrael."

Maanta oo ay taariikhdu tahay 22-ka Maarso, 2026, waxaan hal sano oo qura u jirnaa sannadkii uu Sheekhu saadaaliyay inuu noqon doono dhammaadka izrael. Waxay xusuustani ku soo aadaysaa xilli uu gobolku ku jiro dagaaladii ugu cuslaa ee abid, iyadoo markii ugu horreysay la beegsaday xarunta Nucleer-ka ee Dimona, taas oo dad badan xusuusisay kalsoonidii iyo saadaashii hoggaamiyahan geeriyooday 22 sano kahor alle haka aqbalo shahaadadiisa waxana maanta aragna sida izrael jilbaha dhulka loogu dhigay halki ay shekha kudishay ee ah Qazza.
❤1👏1😢1
زلزلو عرش الصليب

واطفؤوا نار المجوس

واسرعو كل الخطوط

واقطفو تلك الرؤوس

لا تبالي من الاعادي

لا تخافو من يهود

ان امجاد البلاد

دون ديني لن تعود
❤1
SHEEKH AXMED YAASIIN` ALLAHA U NAXRIISTO

WUXUU AHAA
NIN JIIF IYO JOOG BA UDIIDAY YAHUUDA IYO SALIIBIYADDA MARAYKANKA

ALLAHA U NAXRIISTO
❤1
(إِنَّ الْحَسَنَاتِ يُذْهِبْنَ السَّيِّئَاتِ )

"Wanaagyadu waxa ay tagsiinayaan xumaanaha" Mar kasta oo aad fasho dambi, ku dheh naftaada: mar keliya ayaan gefay ee noloshayda oo dhan ma guuldarraysan." Ha quusan ee weysayso oo tuko laba rakcadood, intaa kadib ku tasbiixso farihii aad ku dambaabtay, kuna akhri Quraanka isla indhihii aad ku fiirisay xaaraanta waayo; taaha kuwa towbad keenaya Alle agtiisa waxa uu la mid yahay faqa kuwa addeecaya, Eebbena naftiisa ayuu u bixiyay dambidhaaf badane sababta oo ah; waxa uu kaa doonayaa in aad u soo laabato xaggiisa!.❤️❤️
❤5👍1
وَرُسُلاً لَمْ نَقْصُصْهُمْ عَلَيْكَ

"𝗜𝘆𝗼 𝗿𝘂𝘀𝘂𝗹 𝗸𝗮𝗹𝗲 𝗼𝗼 𝗮𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗻 𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝘄𝗮𝗿𝗮𝗺𝗶𝗻"

Dadku haddii ay dafiraan ama diidaan wanaaggaaga , ha quusan waayo , milge iyo maamuus waxa kuugu filan in uu kuu ogyhy ilaahey (swt). Miisanka nuux waxba ku biirinmeyso in ayaan garanayn , sidoo kalena nabiyada aan lainooga warramin , garasho la'aanteennu waxba ka bi'in mayso.
💯1
🌼انّ مثل أهل الذكر والغفلة كمثل النور والظلمة🌼

🌼tusalaha dadka ahlu dikirka ah iyo kuwa mogan dikriga allah waa sida iftiinka iyo mugdiga oo kale
❤1🥰1
📖 قال الله تعالى:

"فَاذْكُرُونِي أَذْكُرْكُمْ"
💡 Macnaha:

“I xusa, anna waan idin xusi.”



🤍 Xusuusta Alle waa nasasho qalbiga

ISOO RAAC OO SUBSCRIBE DHEH
❤1👍1
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
﴿وَمَن لَّمْ يَحْكُم بِمَا أَنزَلَ اللَّهُ فَأُولَـٰئِكَ هُمُ الْكَافِرُونَ﴾
— (سورة المائدة: 44)

CIDA AAN KU XUKUMIN WAXA UU ALLE SOO DAJIYEY WAXA UU KA MID YAHAY GAALADA
❤2👍1
🌿✨ الصلاة على النبي ﷺ ✨🌿

اللهم صلِّ وسلم على نبينا محمد ﷺ
عدد ما ذكره الذاكرون،
وغفل عن ذكره الغافلون 🤍

🌸
Allaha naxariis iyo nabadgelyo ha siiyo Nabi Maxamed ﷺ,
intii xustay xuskiisa iyo intii ka gaabiyey (hilmaantay) 🤍