EISSA Abdalla
6.64K subscribers
62 photos
56 videos
2 files
62 links
Salaamu calaykum magacayga Waa eissa abdalla kani waa chanelkayga

Waxaan so dhigaa waxayabaha loo bahado Marka la joogo video editing

Kuwaas oo dhalintaa badana ay raadiyaaj

Waxaana ahay muqaal sameeye ama video editor
Download Telegram
EISSA ABDALLA


Iyo xariif magaalo maxaa kala haysta
Asxabta like linkiga hoose waa I muhiim mahadsanidiin hala igu sharfo

https://www.facebook.com/share/p/1Fg28exZ8r/
https://www.facebook.com/share/p/1Fg28exZ8r/
❤6👍1
Notion ma isticmashaa?
Adi ahan comentiga nogula wadaag

Muqaal maka so sameeyaa

#notion #eissaabdalla
🔥4❤1
https://www.facebook.com/share/1EnmP3E7Dx/

Postigaan halaga qadeeyo saxiibayaal kudhufo like dhax kusii waa idin salamaya saxiibayaal

Wana idin maqanahay notion goordhaw inshallah
❤1
MARKAA😂
Macmiilka aan udiro
Shaqada aan uqabtay

Typing.....

ONLY Video editors
Iyo graphic designer dareemi karo

https://www.facebook.com/share/p/1D6mk5LtxJ/

Comentiga kadhiibo maxa dareemtaa markaa aragato arinkaan
Postigaana like garee mahadsanid
❤1
SADAALI CIYAARTA UDHAXAYSO

BARCELONA VS PSG

oo ku Gulayso
COURSE VIDEO EDITING

linkiga hoose kudhufo sharudaha buuxin soo qor saadashaada

https://www.facebook.com/share/p/1NzG2H4eBa/
https://www.facebook.com/share/p/1NzG2H4eBa/
UGU DAMBAYN WAXAAN FREE KADHIGAY COURSE VIDEO EDITING

MUQAALKAAN LIKE GAREEYA WAA JAANIS WAYN

https://www.facebook.com/share/r/1KLCQytSWZ/
❤4🔥1👏1🤔1
Jimca wanagsan dhamaan asxaabta halkaan ku jirto

Waxaan rajaynaa inaad cafimaad qabtaan odayga baryahan Wala waayay inshallah waso laaban donaa


Iso waydii su,aalo aad jeclaan lahaydeen in aan kaso jawaabo
❤8
Iso waydii su,aalo aad jeclaan lahaydeen in aan kaso jawaabo
Rate thumbnail kaan meeqa siinaysaa 10/?

Sababtana raaci
🔥10
https://youtube.com/@eissaabdalla12?si=kWLCpC_iS6a7e16r

Mana ka caajisi doono inshallah iskudaya kaliya inaa idinkana aad I tageertaan
👏4👍2❤1
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Waxbaa soo socda asxaabta waxaan diyarinayaa muqaal ana ugu Tala galay YouTube ka in aan so dhigo


Muqaalkaan wuxuu anfacaayo qof kasta oo xirfad leh ama Rabo inuu barto

COOMING SOOOOON
❤16🔥3👏2🙏1
Linkigaan kudhufo waa Facebook page keena cusub

Postigaan like hala saaro

https://www.facebook.com/share/1CkwmCDBmd/
❤4🤯1
New update

Channelka wuso labtay goordhaw iyo muqaalo cusub iyo mowadiic cush bilabanaayo inshallah
👏6❤1
Nagu tageer hal-abuurkeen
Oo nagala qayb qaado Tartanka xubinta aan ka nahay ee

RAMADAN DIGITAL TALENT
muqaalkaas meel dheer garsiya like-ta hak ilawin repostina utaabo mahadsanidiin



https://vt.tiktok.com/ZSue48FaG/
❤8
Hadaa tahay video editor aadan ka maqatanahy groupkana wax badana Aya ku dhafay

Waxaa ka helaysaa
• music background 200+
• video raw ah 120+
• plugins iyo preset diyaarsan
• Qaybta tutorial ah
• Qayb qimaynta muqalada
• Qayb wadashaykaysi
• Qayb cilad hadii ay kuqabsato aad so dhigi karto
• graphic design resources ( coming soon )

Hada kuso biir oo lasoco updates ka

https://t.me/Eissapro



Hada kuso biir
❤2🔥2
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Hadii aad rabtaan wadashaykaysi groupka chat kuqorantahy kudhufo
❤3
https://vt.tiktok.com/ZS9utoBWq/


Like-ta waaxagiina asxabey muqaalka like saara bal repost utaabta
https://www.facebook.com/share/r/1M1wgL4snC/

Postigaan hada ayaan so dhigee like-ta ku shamuuma
Hala iga dhiso xarfanee✊