Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Madaxweyne Farmaajo dhawr mar ayuu diiday in Ra’iisul Wasaarihiisa lagala hoos baxo.
#somalitiktok #learnontiktok #videoviral #medi
#somalitiktok #learnontiktok #videoviral #medi
❤2👍2
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Muuqaalkaan yarkaa waxuu bixinayaa Cashar aad u muhiima oo ku saabsan Qofka xil usoo istaago asagoo balan qaadyo uu horey u sameeyay aan fulin Shacabkiina ay soo jeedaan.
Iyo waxaad u qaban karto Shacabkaada ayadoon lagu dooran inaad dhahdo markii la’idoortaan qabaa ee Codka isiiya.
Dhalinyarada AI wax ku soo gudbiyo hadday dhanka wanaagsan u isticmaali lahaayeen Bulshada way ka faa’iidaysan lahaayeen.
#viralpost #viralreelsシ #election

👍7❤1😁1
Madaxaa Ifuran waa mishin socda Weerarkii Abdirahmaan Abdishakuur asagaa fuliyay Dawladana dhiiqo ayow dhexda ka taajiyay haddana Xassan oo maqan ayuu ka faa’iidaystay oo waxuu sameeyay xaajo uguba.
Taliye Shub ayuu duqeeyay waxayna noqotay arrin lala fajacay oo gobalka dhan laga hadal hayo, duqa markuu yimaado maxuu sameyn doonaa?
Markii Xassan labadalo ee Dawlad cusub timaado waxaan arki doonaa Jaamac Dheere(madaxaa ifuran) oo Xassan ku eedeynayo duqeeynta loo geestay Taliye Shub. Haddaa laga rabaa inuu go’aano ka gaaro haddusan la ogeyn.

😁6❤3👍2
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Wasiir Fiqi xalay waxuu dhahay hala laayo hadday far nuuxiyaan Madaxweyne Shariif iyo Teamkiisa. Fiqi maxuu u dhibay Shiikha ?
❤5
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Sanka sanadkaan waxuu ka sheekeeyo wuu hayaa, Duq Xassan oo suniyaha u xiiran yihiin ayay is qabteen.
❤6😁3👍1
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Ra'iisul Wasaars Xamza xiligow Janno doonka ahaa iyo hadda yuu kula saxan yahay?
😁5❤2
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Salaad Siyaasi ma ahayn Maxamed
Dheere ayuu Dadka usoo deyn jiray.
Dheere ayuu Dadka usoo deyn jiray.
❤7👍1