Abdirizak Hashi
✔
6.8K subscribers
585 photos
363 videos
1 file
216 links
Activist | ICT Specialist | Political Analyst
Download Telegram
🚨 DEG-DEG:
“Dab iyo burbur ayaa gaaray gaadiid iyo dhismayaal ku yaalla Netanya ee agagaarka Tel Aviv.”
❤5
War Kooban: Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanka uusan waxba ka ogeyn weerarka ay Israel ku qaaday qayb ka mid ah xarunta South Pars ee Iran isagoo xusay in Qatar aysan wax lug ah ku lahayn.

Trump ayaa sidoo kale sheegay in Iran ay weerartay qayb ka mid ah xarunta LNG-ga Qatar isla markaana uga digay Tehran in haddii mar kale la beegsado Qatar Mareykanku ka jawaabi doono si adag.
😁11❤3
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Shiikha waxuu leeyahay Galabta Bisha Soomaaliya lagama arki karo iyo inta badan Caalamka oo inta Salaadda Maqrib lagu jiro ayay dhacee. Malaga yaabaa inay dhacdo?

#Ramadan #Eid@engfafale1
❤1
Ciid Mubaarak dhammaan Muslimiinta, Sanadkaan sanadkiisa kale allaha Baraaro iyo Barwaaqo hana gaarsiiyo 🤲
❤12
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Laftagareen horey ayuu udiiday Nin ka shaqeeyo Guri shaqsi kale inuu siiyo Xildhibaan lagamana yaabo hadda inuu kursigiisa uu ku wareejiyo Shaqaalihii.
🔥7❤1
🚨 DEG-DEG (Turjumaad sax ah):
“Iran ayaa xirtay basaas sare oo Israa’iilya kana shaqeynayay gudaha dalka Iraan. Mas’uuliyiinta ayaa sheegaya in qofkani uu ka mid ahaa basaasiinta ugu muhiimsan ee Israel ka howlgalayay Iran.”
❤4
🚨 DEG-DEG:
Islamic Revolutionary Guard Corps:
“Mowjadda 73-aad ayaa sababtay in ka badan 200 qof ay ku dhinteen ama ku dhaawacmeen koonfurta Israel iyadoo sidoo kale nidaamyada difaaca ay burbureen.”
❤2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Sanbalooshe hadalkaan ayuu Horey udhahay lkn Caawa .....
❤4
Xalay Israa'iil waa lagubay waxaana laga dhigay sida Gaza
❤6
Forwarded from Ogaal Network
Khilaafka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Koonfur Galbeed ayaa gaaray heer xasaasi ah kaddib hakinta xiriirkii wada-shaqeyneed iyo ciidamo ay dowladda dhexe geysay deegaanada maamulkaas.

Xiisadda cusub ee ka taagan Koonfur Galbeed ayaa laga cabsi qabaa inay isu beddesho isku dhac toos ah oo dhex mara Dowladda Federaalka iyo maamulka Koonfur Galbeed.

Kororka dhaq-dhaqaaqyada ciidan iyo sii xumaanshaha khilaafka siyaasadeed ayaa sare u qaaday walaaca ku saabsan in Dagaal dhici karo.

Xalka ugu macquulsan ayaa weli ah in la helo wadahadal degdeg ah iyo dadaallo lagu dejinayo xiisadda ka hor inta aysan xaaladdu faraha ka bixin.

https://www.facebook.com/share/1GqFtFhDax/
🚨 DEG-DEG:
Abbas Araghchi:
“Waxaan xiriir la sameeyay dhiggeyga Oman waxaanan xaqiijiyay in wada-tashiyadu ay sii socdaan anigoo sidoo kale caddeeyay mowqifka dalkayga ee ku saabsan horumarka ka socda gobolka.”
❤1
👀
😁5❤1
🚨 DEG-DEG:
Channel 12 (Israel) oo soo xiganaysa Benjamin Netanyahu:
“Waa waqtigii ay hoggaamiyeyaasha dalal kale ku biiri lahaayeen dagaalka qaarna horay ayay u bilaabeen inay u dhaqaaqaan jihadaas.”
❤1
Waa isla intii Axmed Madoobe, "Madaxda sare ee Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed ay ku jiraan muddo dhaaf xileed".

Intaas Axmed ayaa horey loo dhahay haddana Laftagareen Qoor Qoor iyo Cali Guudlaawana way sugee.

Intay wada joogeen Villada iyo Laftagareen Muddo dhaaf maahayn miyaa? Caqli yaraa 😀😀
😁7
🚨 DEG-DEG:
Mas’uul sare oo Iran ah ayaa u sheegay Al Jazeera:
“Madaxweynaha United States ma laha awood uu ku go’aamiyo shuruudaha ama waqtiyada kama dambaysta ah ee wadaxaajoodyada.”
❤1
🚨 DEG-DEG:
Bloomberg:
“Israel waxay lumisay 8.6% ee wax soo saarka guud ee gudaha (GDP) oo u dhiganta $57 bilyan, muddadii labada sano ahayd ilaa 2025.”
🚨 DEG-DEG:
Mas’uul sare oo ka tirsan Iran ayaa u sheegay Al Jazeera:
“Arrinta xiritaanka Strait of Hormuz iyo dhigista miinooyinka badda wali waa mid miiska saaran iyadoo loo diyaargarowayo tallaabo kasta oo Mareykanka ah oo laga yaabo inay noqoto mid aan xisaab lahayn.”
❤2
🚨 DEG-DEG:
Warbaahinta Israel:
“Waxaa laga maqlay qaraxyo aad u xooggan bartamaha Israel.”
❤1
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Tel Abib korkeeda Gantaalada Iran ayaa Xidigo ka dhigay 👀
👏6