π¨ DEG-DEG:
Israa'iil Radio:
βHezbollah ayaa riday in ka badan 60 gantaal iyo 5 diyaaradood oo aan duuliye lahayn (drones) oo lagu beegsaday Israa'iil muddo 6 saac gudahood tan iyo saaka.β
π¨ DEG-DEG:
Israel Defense Forces:
βHawlgalkeenna hadda waa in aan sii wiiqno awoodda Iran welina waxaan leenahay bartilmaameedyo badan.β
Abdirizak Hashi
https://www.facebook.com/share/p/1Dd8yVm2WF/
πππ¬π¬ππ§ ππ²π¨ πππ’π² πππ² πππ₯π πππ πππ§
Duq Xassan Jabuuti ugu tagay Abiy waxuuna ku dhahay in adeerow Lafta Koonfur Galbeed ila dhaafi, Abiy Haye ayuu dhahay.
Abiy isla galabtii ayuu u duulay Imaaraat waxaa lagu dhahay Xassan lama shaqayn kartid, Abiy ok ayuu dhahay.
Xassan oo balantii hore heesto Abiy ayuu ku dhahay waxaan kuugu imaanaa Addis Ababa, Abiy kooxdiisa Prorocolka ayaa duqa ku dhahday Ninkii lama heli karo oo Daadad ayuu ku mashquulsan yahay.
Xassan oo maalmaha soo socdo Abiy ku dhihi doono balantii ayaa iiga baxday ee Dublamaasiyadaada igala bax π
Laftana halkaas ayuu koobka ku qaaday π

π3
DEG DEG: π¨π¨π¨Xuutiyiinta ayaa Caawa ku dhawaaqay in ay dagaalka soo galeen ayna uxirantahay Bab al-Mandab. ππππ
π5
Dibiga Madow la'ima gaadi karo ayuu taagan yahay Isla caawa ayaa lasoo saaray Xildhibaanadii KGS Birrina waa Doorashadii πππ
π4
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay gantaallo ballistic ah ku weerareen Israaβiil, taasoo ah weerarkoodii ugu horreeyay tan iyo markii uu bilowday dagaalka muddo bil ah socday.
Kooxdu waxay sheegtay in ay beegsadeen saldhigyo militari oo ku yaalla koonfurta Daanta Galbeed, halka ciidanka Israaβiil ay hore u sheegeen inay ogaadeen hal gantaal oo laga soo tuuray Yemen.
Xuutiyiintu waxay sheegeen in weerarkan uu yimid kadib duqeymo lagu beegsaday kaabayaasha iyo dilalka ka dhacay Lubnaan, Iiraan, Ciraaq iyo Falastiin.
Waxay sidoo kale cadeeyeen in weerarradoodu ay sii socon doonaan ilaa laga gaadho ujeeddooyinkooda iyo ilaa la joojiyo weerarrada lagu hayo dhinacyada ay taageeraan.

β€8π1
π¨ DEG-DEG:
βIran ayaa la sheegay inay ku hanjabtay carqaladeynta fiilooyinka internet-ka ee badda hoosteeda mara ee Strait of Hormuz iyo Red Sea.
Fiilooyinkan fiber-optic-ga ah ayaa qaada qiyaastii 95β97% taraafikada internet-ka caalamka oo ay ku jiraan bangiyada, suuqyada saamiyada, adeegyada cloud-ka iyo isgaarsiinta caalamiga ah.
Haddii la waxyeelleeyo waxay si weyn u carqaladeyn karaan nidaamyada maaliyadeed iyo kuwa dijitaalka ah ee adduunka.
Fiilooyinka halista ku jira waxaa ka mid ah FALCON, SEA-ME-WE 6, AAE-1 iyo 2Africa Pearls kuwaas oo isku xira Aasiya, Yurub, Afrika iyo Bariga Dhexe kana dhigaya kuwo aad muhiim ugu ah isku xirka internet-ka caalamka.β
β€1
Abdirizak Hashi
π¨ DEG-DEG: βIran ayaa la sheegay inay ku hanjabtay carqaladeynta fiilooyinka internet-ka ee badda hoosteeda mara ee Strait of Hormuz iyo Red Sea. Fiilooyinkan fiber-optic-ga ah ayaa qaada qiyaastii 95β97% taraafikada internet-ka caalamka oo ay ku jiraan bangiyadaβ¦
Waxaa laga yaanaa maalmaha soo socdo in Aduunka Xariirkiisa kala go'o
π±2β€1
Abdirizak Hashi
https://www.facebook.com/share/r/18NzXJamaX/
Wasiir harry Maguire Ex (Fiqi) waa runtaa Cidna xoog laguma qabsan karo ee intaas Madaxweyne Xassan u sheeg π’
π2
Abdirizak Hashi
https://www.facebook.com/share/p/18EjJxAMVy/
Diyaaradaha aan ku faanayno maanta dalalka horumaray waxay u adeegsadaan ilaalinta duurjoogta iyo kormeerka xayawaanka.
Halka caalamka horumarsan uu haysto diyaarado casriya oo xawaarehoodu ka dheereeyo dhawaaqa (supersonic) kuwaas oo awood u leh inay daqiiqado gudahood ku gaaraan meel kasta. Tani waxay muujinaysaa farqiga u dhexeeya Anaga iyo Calaamka.

Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Wiilashii u dhaartay inay ilaaliyaan Shacabkooda waa kuwaas banaanka Baydhabo joogo haloo tago.
β€5π2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
In shacab iska ganacsaa Xabad laga dul bilaabo waa musiibo Qaran
π‘2