Abdirizak Hashi
๐จ DEG-DEG: โIran ayaa la sheegay inay ku hanjabtay carqaladeynta fiilooyinka internet-ka ee badda hoosteeda mara ee Strait of Hormuz iyo Red Sea. Fiilooyinkan fiber-optic-ga ah ayaa qaada qiyaastii 95โ97% taraafikada internet-ka caalamka oo ay ku jiraan bangiyadaโฆ
Waxaa laga yaanaa maalmaha soo socdo in Aduunka Xariirkiisa kala go'o
๐ฑ2โค1
Abdirizak Hashi
https://www.facebook.com/share/r/18NzXJamaX/
Wasiir harry Maguire Ex (Fiqi) waa runtaa Cidna xoog laguma qabsan karo ee intaas Madaxweyne Xassan u sheeg ๐ข
๐2
Abdirizak Hashi
https://www.facebook.com/share/p/18EjJxAMVy/
Diyaaradaha aan ku faanayno maanta dalalka horumaray waxay u adeegsadaan ilaalinta duurjoogta iyo kormeerka xayawaanka.
Halka caalamka horumarsan uu haysto diyaarado casriya oo xawaarehoodu ka dheereeyo dhawaaqa (supersonic) kuwaas oo awood u leh inay daqiiqado gudahood ku gaaraan meel kasta. Tani waxay muujinaysaa farqiga u dhexeeya Anaga iyo Calaamka.

โค1
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Wiilashii u dhaartay inay ilaaliyaan Shacabkooda waa kuwaas banaanka Baydhabo joogo haloo tago.
โค5๐2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
In shacab iska ganacsaa Xabad laga dul bilaabo waa musiibo Qaran
๐ก2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Shacabkii oo Qoryaha qaatay, Reer Baydhabo Taariikh ayay qoreen maanta ๐
๐10โค5๐3
Farsamada Dagaalka way badan tahay Ciidankii mucaaradka Koonfur Galbeed in lababa mar muuqaal laga soo duubo haddana layiraah waa Ciidankii Laftagareen oo maxbuusa waxay muujinee Daciifnimada Qolada ku soo duushay Baydhabo. Caqli kale keena tan waa la fahmaye.
โค3๐3
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Maxaabiista Dawlada laga qabtay
๐19โค18๐1
Madaxweyne Laftagareen waxuu u tanaasulay Shacabkiisa waxuu diiday inow daadsho Dhiiga Wiilasha Soomaaliyeed.
Asagoo 6k oo ciidana heesto ayuu go'aansaday inuusan dagaalamin waana gobanimo, intow Hooyada Abaarta haydo iyo gaajada qaxin lahaa waxuu go'aansaday inuu Xilka iska casilo.
Fg: Taas cadayn waxaa u ah in aan dhimasho, dhaawac iyo Baabuur lakala qabsado aysan jirin.
Mahadsanid Madaxweyne, Shacabka Koonfur Galbeed ayaa ku xusi doono๐๐๐

โค14๐2๐1๐ฑ1
Abdirizak Hashi
https://www.facebook.com/share/r/189jY1MCbD/
๐๐๐๐ซ ๐๐จ๐จ๐ง๐๐ฎ๐ซ ๐๐๐ฅ๐๐๐๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฆ๐๐ซ๐๐ฒ๐๐๐ง ๐๐๐๐, ๐๐๐๐ ๐๐๐ง ๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐๐๐ง๐ ๐ฆ๐๐๐ง๐ ๐๐ซ๐๐ . ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ถ๐น๐ถ๐น๐ถ๐พ๐ผ ๐๐ฎ๐ฎ ๐ธ๐ ๐ฐ๐ฒ๐๐ฏ ๐ฎ๐ฟ๐ฟ๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ป๐ฎ ๐ถ๐ป๐ฎ๐ ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ท๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ป.
โค1
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Xabiib Faaraxa Koonfur Galbeed 360ยฐ ayuu kala wareegay shalay ๐ซก
๐2
Heshiis Addis ababa ay ku kala saxiixdeen 27kii bishan Madaxwaynaha Soomalia iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya Abby Ahmed ayaa saacadaha soo socda si rasmi ah u dhaqan gali doona.
Heshiiska ayaa dhigayey in loo fududeeyo Madaxwayne Xasan Sheekh qabsashada magaalada Baydhabo oo ciidamada Itoobiya ay cadaadis saaran Laftagareen si uu isu casilo, halka Itoobiya loo ogolaado dhaqan gelinta heshiiska Somaliland ay kula wareegayso marin Biyood.
Sidoo Kale; heshiiska waxaa ka mid ah in Itoobiya ay aqoonsato Somaliland, waxaana laga sugaya Madaxwaynaha Xasan Sheekh in uu muujiyo caro iyo cambaarayn kooban, balse uu heshiis kula yahay RW Abby Ahmed.

๐ก17๐10โค2๐2
Abdirizak Hashi
https://www.facebook.com/share/p/1GPqCF4btC/
Shacabka iyo Madaxda la wareegtay Baydhabo waxaa ku ceyba in Saraakiil ciidan loo laayo aargudasho waana dhaqan xili hore laga soo gudbay. Intaysan hadda xaaladda xumaan halaga hortago ๐
โค1