Xassan guushii Koonfur Galbeed ayaa ku rafanayso waxuuna aaminay in Axmed Madoobe iyo Deni sida Laftagareen ugali karo.
๐คฃ4
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Ninkii Cali Wajiis ahaa Deni ayaa kabaha ladul maray ๐
โค4๐1๐1๐ข1
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Waxaa muuqato in Awoodii Libaaxyada Afrika soo noqdeen, Guulaysta Xoogii Dalkow ๐
๐2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Duqa xiliguu yaa Hawiyaa ku hayay wuu saxnaa soomahan 2021. ููุชุงุฑูุฎ
๐4โค1
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Ra'iisul Wasaare Hamza caawa Deni iyo Axmed Madoobe ayuu ka dhaansaday. Dhagayso ๐
โค3๐ฏ2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Dhuxulow haddow leeyahay Madaxweyne
Talada Dhulka soo dhig
Talada Dhulka soo dhig
โค1๐1
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Abtigay Abdirahman Abdishakur nin sahlan maahan kulahaa Duqa hadda Baaba ayaa loogu yeeraa ๐
๐2
Abdirizak Hashi
Photo
Soomaaliya waxa ay gashay marxalad halis ah oo taabanaysa amniga, wadajirka iyo dowladnimada, taas oo ay aasaas u tahay hubanti laโaanta arrimaha doorashooyinka iyo hannaanka dimuqraadiyadeed ee dalka.
Muddo-xileedka Baarlamaanka Federaalka ayaa si rasmi ah u dhammaaday maanta oo ay taariikhdu tahay 14-ka Abriil 2026, sida uu xaddiday Dastuurka Kumeel gaarka ah ee 2012, gaar ahaan farqadaha 1-aad iyo 2aad ee Qodobka 60-aad, iyadoo ay ahayd in doorashada Xildhibaannada cusub la dhammaystiro ka hor dhammaadka muddada Golaha jira.
Sida ku cad Qodobka 69-aad ee Dastuurka, awoodda dastuuriga ah ee Baarlamaanka waxa ay saldhig u tahay jiritaanka iyo sharciyadda hayโadaha dowliga ah, haddaba iyadoo muddo xileedkii Baarlamaanka uu dhammaaday islamarkaana aan weli la soo dhisin Baarlamaan cusub, waxaa muuqata khatar sharci iyo mid dowladnimo oo dalku galay, taas oo horseedi karta jahwareer sharci, isla xisaabtan laโaan iyo ku tagri-fal awoodeed.
Sidoo kale, waxaa ka harsan muddo-xileedka dastuuriga ah ee Madaxweynaha, 31 maalmood oo keliya sida uu dhigayo Qodobka 91-aad ee Dastuurka. Marxaladdan xasaasiga ah waxay u baahan tahay in si deg-deg ah looga shaqeeyo heshiis siyaasadeed oo loo dhan yahay oo horseeda doorasho hufan, lagu kalsoonaan karo, loogana hortago firaaq dastuuri ah oo halis gelin kara xasilloonida iyo dowladnimada dalka.

โค6
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Siyaasadda Sadaqo maahan waa hadal xaqiiqaa, qofaa kursi lasiinaa asagoo wax juhdiya ku bixin markaasuu caay lafadhiisaa qofkii siiyay kursiga.
๐3โค1
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Waxaan arkay Xassan Cali Khayre oo xalay dhalinyaro lahadlayo dhahayana Dalka iyo Dadka adinkaa badbaadin karo iyo Ciidanka Qaranka Dhalinyare waaye soo ninkii Askariga sidaa ogaa ula dhaqmay soomahan. Dhagayso muuqaalka 1aad.
Dhalinyarada Soomaaliyeed waa inay kala yaqaaniin cidda Naftooda iyo Dalkaba u fiican khayre siduu udhaqmo iyo Kibirka ku jiro hadday ogaan lahaayeen Habeen Xafiiskiisa maysan booqan lahayn.
Khayre Intow Dalkaan hogaamin lahaa waxaa dhaanto Hassan Sheikh Mohamud oo iska joogo.

โค3๐ฅ1