Abdirizak Hashi
โœ”
6.79K subscribers
585 photos
363 videos
1 file
216 links
Activist | ICT Specialist | Political Analyst
Download Telegram
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Nin sahlan maahan Taliye Shub, raggii waxbaa helay ๐Ÿ˜€
โค2
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Ninkii Cali Wajiis ahaa Deni ayaa kabaha ladul maray ๐Ÿ˜€
โค4๐Ÿ‘Ž1๐Ÿ˜1๐Ÿ˜ข1
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Shiikh Shariif Shiikh Axmed
โค1๐Ÿ˜1
Birmadaha hal dhibaa heesto waa Muuqaaladiisii shalay waxaa laga helaa Braha Bulshada kun videos oo shaqo kasta uu maanta qabto ka hor imaanayo. Mucaaradka hadda arrinkaas ha'iska fiirshaan ๐Ÿ˜€
โค3๐Ÿ‘2
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Bal Ibtaladaan arka
โค4๐Ÿ˜ญ3
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Waxaa muuqato in Awoodii Libaaxyada Afrika soo noqdeen, Guulaysta Xoogii Dalkow ๐Ÿ‘
๐Ÿ‘2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Duqa xiliguu yaa Hawiyaa ku hayay wuu saxnaa soomahan 2021. ู„ู„ุชุงุฑูŠุฎ
๐Ÿ‘4โค1
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Ra'iisul Wasaare Hamza caawa Deni iyo Axmed Madoobe ayuu ka dhaansaday. Dhagayso ๐Ÿ‘‚
โค3๐Ÿ’ฏ2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Dhuxulow haddow leeyahay Madaxweyne
Talada Dhulka soo dhig
โค1๐Ÿ‘1
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Abtigay Abdirahman Abdishakur nin sahlan maahan kulahaa Duqa hadda Baaba ayaa loogu yeeraa ๐Ÿ˜€
๐Ÿ‘2
โค1
Abdirizak Hashi
Photo
Soomaaliya waxa ay gashay marxalad halis ah oo taabanaysa amniga, wadajirka iyo dowladnimada, taas oo ay aasaas u tahay hubanti laโ€™aanta arrimaha doorashooyinka iyo hannaanka dimuqraadiyadeed ee dalka.

Muddo-xileedka Baarlamaanka Federaalka ayaa si rasmi ah u dhammaaday maanta oo ay taariikhdu tahay 14-ka Abriil 2026, sida uu xaddiday Dastuurka Kumeel gaarka ah ee 2012, gaar ahaan farqadaha 1-aad iyo 2aad ee Qodobka 60-aad, iyadoo ay ahayd in doorashada Xildhibaannada cusub la dhammaystiro ka hor dhammaadka muddada Golaha jira.

Sida ku cad Qodobka 69-aad ee Dastuurka, awoodda dastuuriga ah ee Baarlamaanka waxa ay saldhig u tahay jiritaanka iyo sharciyadda hayโ€™adaha dowliga ah, haddaba iyadoo muddo xileedkii Baarlamaanka uu dhammaaday islamarkaana aan weli la soo dhisin Baarlamaan cusub, waxaa muuqata khatar sharci iyo mid dowladnimo oo dalku galay, taas oo horseedi karta jahwareer sharci, isla xisaabtan laโ€™aan iyo ku tagri-fal awoodeed.

Sidoo kale, waxaa ka harsan muddo-xileedka dastuuriga ah ee Madaxweynaha, 31 maalmood oo keliya sida uu dhigayo Qodobka 91-aad ee Dastuurka. Marxaladdan xasaasiga ah waxay u baahan tahay in si deg-deg ah looga shaqeeyo heshiis siyaasadeed oo loo dhan yahay oo horseeda doorasho hufan, lagu kalsoonaan karo, loogana hortago firaaq dastuuri ah oo halis gelin kara xasilloonida iyo dowladnimada dalka.
โค6
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Siyaasadda Sadaqo maahan waa hadal xaqiiqaa, qofaa kursi lasiinaa asagoo wax juhdiya ku bixin markaasuu caay lafadhiisaa qofkii siiyay kursiga.
๐Ÿ‘3โค1
ู‡ุฐู‡ ุงู„ุฏู†ูŠุง
Asagaa Fadwooday in Xoolaha Shacabka la qaato haddana asagaa dacwoonaa.
๐Ÿ˜5โค2
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Waxaan arkay Xassan Cali Khayre oo xalay dhalinyaro lahadlayo dhahayana Dalka iyo Dadka adinkaa badbaadin karo iyo Ciidanka Qaranka Dhalinyare waaye soo ninkii Askariga sidaa ogaa ula dhaqmay soomahan. Dhagayso muuqaalka 1aad.

Dhalinyarada Soomaaliyeed waa inay kala yaqaaniin cidda Naftooda iyo Dalkaba u fiican khayre siduu udhaqmo iyo Kibirka ku jiro hadday ogaan lahaayeen Habeen Xafiiskiisa maysan booqan lahayn.

Khayre Intow Dalkaan hogaamin lahaa waxaa dhaanto Hassan Sheikh Mohamud oo iska joogo.
โค3๐Ÿ”ฅ1
๐“๐š๐ฅ๐จ ๐Š๐ฎ ๐’๐จ๐œ๐จ๐ญ๐จ ๐‘๐š'๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š

Mudane Ra'iisul Wasaare Hamza Abdi Barre waxaa lagugu dhaliilaa inaad Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud aad u tahay Daacad iyo inaad Siyaasaddiisa aadan ka hor imaan taasoo anigu u arko wax wanaagsan oo Qof kastoo Madaxweyne noqon doono iyo mid soo maray uu jecel yahay qof nuucaasa inow helo.

Haddii aragtida Xassan aad ka hor timaadid ogow kuwa maanta ku dhahayo waxaba magashid Xassanaa daacad u tahay ayaga ayaa birri kugu caayi doono Madaxweynihii Aaminay ayuu khiyaamay waxaana ku quus qaadataa inta Ra'iisul Wasaare oo arrinkaan samaysay haddana banaanka lagu caayo ama lagu dhaliilo.

Marka Siyaasiga Soomaaliyeed waa danayste hana ka sugin wanaag aad maanta usamaysay inaad birri ka hesho ee Duqa ku aaminay la dhamayso oo sii wada jooga ama Villa Somalia kawada baxa lkn yuusan adi ku eersan.
โค5๐Ÿ‘5
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
MADAXWEYNE FARMAAJO & MAHIGA MAXAA DHEX MARAY
โค2
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
๐—ฆ๐—œ๐—ฌ๐—”๐—”๐—— ๐—•๐—”๐—ฅ๐—ฅ๐—˜ ๐—”๐—จ๐—ก & ๐—ซ๐—”๐—ฆ๐—ฆ๐—”๐—ก ๐—ฆ๐—›๐—œ๐—œ๐—ž๐—›

NINNA DHUL AYUU SIIYAY NINNA DHULKII LASIIYAY AYUU XILI ROOB KA XOOGAY. ู„ู„ุชุงุฑูŠุฎ
๐Ÿ˜4๐Ÿ‘3๐Ÿ˜ญ3โค1