RajoAcademy
13.6K subscribers
1.72K photos
322 videos
15 files
3.42K links
Ku soo dhowaada Kanaalka RajoAcademy🌟
Waa madal aqooneed oo laga barto 1.Culuumta Cryptada 2. Luqada carabiga.
Nala soo xidhiidh si xog dhamaystiran aad u heshid
Telegram: @ahmed1492
Download Telegram
Saacad gudeheed buu sidaa u boodey. Waa run suuqani sabar buu u baahanyahay. Laakin wax kasta waxaa ka horeeya xalaalnimada coin ka in la baadho
❤6👍3🥰2🔥1👏1
Kunalku in shaa allah waa kanaalkan
👇👇👇👇👇👇👇👇

www.tiktok.com/@rajoacademy.net
❤1
❤2🥰2🔥1
{ وَٱتَّقُوا۟ یَوۡمࣰا لَّا تَجۡزِی نَفۡسٌ عَن نَّفۡسࣲ شَیۡـࣰٔا وَلَا یُقۡبَلُ مِنۡهَا شَفَـٰعَةࣱ وَلَا یُؤۡخَذُ مِنۡهَا عَدۡلࣱ وَلَا هُمۡ یُنصَرُونَ }
[Surah Al-Baqarah: 48]
{ ۞ أَتَأۡمُرُونَ ٱلنَّاسَ بِٱلۡبِرِّ وَتَنسَوۡنَ أَنفُسَكُمۡ وَأَنتُمۡ تَتۡلُونَ ٱلۡكِتَـٰبَۚ أَفَلَا تَعۡقِلُونَ }
[Surah Al-Baqarah: 44]
Ahmed Adam SomaliCryptofolio الطريق الى زمش
Kahor intaadan bilaabin koorso kasta oo Naxwaha Carabiga ah… marka hore daawo muuqaalkan! https://youtu.be/6JGlPAMx_cM
mashallah walaalihii shalay ila soo xidhiidhay markii ay videogan heleen. waana soo dhoweynayaa dadkii aad ushare garayseen. inshallah wiiga soo socda baan qolka(Xogta) idiin soo gelayaa oo faahfaahin dheer idin siinayaa. baarakalhu fiikum
Qolka Xogta waa qol loogu talagalay dadka doonaya inay xog dheeraad ah ka helaan koorsada Carabiga ka hor inta aysan iibsan.
Ujeeddadu waa in qofka xiisaynaya koorsada si dhab ah loo tuso waxa uu iibsanayo. Waxaa laga siinayaa tusaalooyin ku saabsan qaabka wax loo barayo, tayada koorsada, habka casharrada loo sharxayo, waxa ay koorsadu ka kooban tahay, iyo guud ahaan wax kasta oo muhiim ah oo ku saabsan koorsada.
Macnaha: “I tus oo i taabsii.”
Qofku ka hor inta uusan iibsan koorsada, nooc kasta oo ay tahay, waa inuu si fiican u fahmaa waxa uu helayo, una arkaa tusaale dhab ah oo ka tarjumaya tayada iyo qaabka waxbarashada.
❤2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
fadlan ka qayb qaata codaynta.
Forwarded from Watcher Guru
JUST IN: 🇬🇧 UK regulator seeks to encourage and allow companies to use blockchains across financial markets to improve speed, efficiency, and security.

@WatcherGuru
Ahmed Adam SomaliCryptofolio الطريق الى زمش
Qolka Raacademy aan ku jiro iminka
wax lagu farxo ilaa iminka 100% waa dad inala socda
🥰1
39 iyo baan vode ka arkay. inta aanan codayn waxaan u malaynayaa in ay yihiin mustamac kariim
Ahmed Adam SomaliCryptofolio الطريق الى زمش
Qolka Raacademy aan ku jiro iminka
only 15 qof keliya baynu hayna. maa shaa allah majority waa dad crypto ka shaqaysta
❤4🔥2🥰1
Forwarded from RajoAcademy (Ahmed Adam SomaliCryptofolio الطريق الى زمش)