Ahmed Adam SomaliCryptofolio الطريق الى زمش
https://youtu.be/zjQxuYnPhcA?si=5gUIA2p9ND_fS2LN
part1. Akhyaart ka faaiideysta qisooyinkan taariikhaha ku saabsan
Forwarded from RajoAcademy (Ahmed Adam SomaliCryptofolio الطريق الى زمش)
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Forwarded from RajoAcademy (Ahmed Adam SomaliCryptofolio الطريق الى زمش)
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Forwarded from RajoAcademy (Ahmed Adam SomaliCryptofolio الطريق الى زمش)
Soo dhowaada walaalaha ee cusub ee ku soo biiray Rajoacademy Barashada Naxwaha iyo Cryptada
ilaahay ha idiinka dhigo cilmi aad ka faaiieysataan oo aduun iyo aakhiroba idin anfaca
ilaa iminka ma arko qof luuqa iisoo galay oo course ka qaatay oo wax suaal ah i weydiiyey gaar ahaan course ka Cryptada. suaalaha oo dhan jawaabtoodu course kay ku jiraan. alxamdulilaah taasu wax badan bay inoo fududaysey
coins badan oo cusub oo dhaqdhaqaaq fiican leh baa suuqa Cryptada soo galay. laakiin badankood waxay xambarsanyihiin Mashaariic xaaraan ah. ee ha laga taxadaro.
RajoAcademy pinned «coins badan oo cusub oo dhaqdhaqaaq fiican leh baa suuqa Cryptada soo galay. laakiin badankood waxay xambarsanyihiin Mashaariic xaaraan ah. ee ha laga taxadaro.»
Ahmed Adam SomaliCryptofolio الطريق الى زمش
Qolka Raacademy aan ku jiro iminka
live gaaban oo yar baan soo gelayaa 5min kadib inshaa allah oo ku saabsan Wararkii ugu dambeeyey ee suuqa cryptada Qolkan
RajoAcademy pinned «live gaaban oo yar baan soo gelayaa 5min kadib inshaa allah oo ku saabsan Wararkii ugu dambeeyey ee suuqa cryptada Qolkan»
Ahmed Adam SomaliCryptofolio الطريق الى زمش
Qolka Raacademy aan ku jiro iminka
maashallah waa lasoo badanayaa. hala soo dhowaado
❤2