โค1
Ahmed Adam SomaliCryptofolio ุงูุทุฑูู ุงูู ุฒู
ุด
https://vm.tiktok.com/ZN8hsKqxH
Lambadaa team kee Raaci lahayd?
โค1
Cod muhiim ah baan soo dhigayaa kanaalkla mardhow. Dhawr suaalood baan ka jawaabayaa ku saabsan cryptada
โค3๐ฅฐ2๐1
Telegram: @ahmed1492
Whatsapp: +447473963426
Whatsapp: +447473963426
โค1
Bitcoin oo ku dhowaaday $87,000 kadibna wax yar hoos u dhacay
Bitcoin maanta wuxuu kor ugu kacay qiyaastii $86,950, isagoo ku dhowaaday heerkii ugu sarreeyay ee uu gaaro siddeedii bilood ee ugu dambeeyay.
Kadib wuxuu dib ugu soo laabtay wax ka hooseeya $86,000, inkastoo uu weli muujinayay koror marka loo eego 24-kii saac ee ka horreeyay.
Mid ka mid ah sababaha dhaqdhaqaaqan wuxuu ahaa xogta shaqooyinka Mareykanka oo ka daciifsan sidii la filayay.
Tani waxay yaraysay cabsidii laga qabay in siyaasadda lacagta Mareykanku sii adkaato.
Sidoo kale, wax yar ayaa hoos u dhacay faaโiidada laga helo bonds-ka dowladda Mareykanka ee 10-ka sano.
Dogecoin wuxuu ka mid ahaa crypto-yada waaweyn ee sida fiican u kacay, halka XRP iyo BNB-na ay sidoo kale kor u socdeen.
Dhanka technical analysis-ka, $87,000โ$87,400 waa resistance muhiim ah oo Bitcoin u baahan yahay inuu jebiyo si kororku u sii xoogaysto.

Ethereum oo ka sarreeya $2,700 iyo update cusub oo la sugayo
Ethereum maanta wuxuu ku ganacsanayay agagaarka $2,720, isagoo muujinayay koror 24-kii saac ee ugu dambeeyay.
Qayb ka mid ah kororkaas waxaa sababay traders-kii Short-ka galay oo lagu sameeyay liquidation.
Warbixinnada suuqa waxay tilmaameen in liquidation-ka ETH uu gaaray qiyaastii $19.2 milyan muddo 24 saac ah.
Inta badan lacagtaas waxay ahayd positions-ka Short-ka, taasoo muujinaysa in kororka qiimuhu cadaadis saaray dadka filayay hoos-u-dhac.
Sidoo kale, suuqu wuxuu sugayaa update-ka Ethereum ee Glamsterdam, kaas oo tijaabo muhiim ahi u qorshaysan tahay 6-da October.
Dhanka kale, lacagaha galaya Ethereum ETFs-ka Mareykanka waxay dhowaan muujiyeen natiijooyin isku dhafan.
Sidaas darteed ETH wuxuu leeyahay fursad wanaagsan, laakiin koror joogto ahi wuxuu u baahan yahay demand dhab ah oo suuqa ka yimaada.

OKX iyo shirkadda leh New York Stock Exchange oo doonaya suuq 24/7 ah
Mid ka mid ah wararka waaweyn maanta wuxuu la xiriiraa OKX iyo Intercontinental Exchange (ICE).
ICE waa shirkadda iska leh New York Stock Exchange (NYSE), taasoo arrintan ka dhigaysa mid muhiim u ah isku xirka crypto iyo suuqyada dhaqameed.
Mashruuc ay wada leeyihiin ayaa SEC u gudbiyay qorshe ku saabsan platform lagu ganacsado securities la token-gareeyay.
Qorshuhu wuxuu suuragelin karaa in saamiyada Mareykanka qaab blockchain ah loogu ganacsado.
Waxa ugu xiisaha badan waa in la doonayo ganacsi 24 saac maalintii, 7 maalmood usbuucii.
Laakiin mashruucu weli wuxuu u baahan yahay oggolaanshaha hayโadaha sharci-dejinta Mareykanka.
Haddii la ansixiyo, wuxuu noqon karaa tallaabo weyn oo isku soo dhoweynaysa stock market-ka iyo blockchain-ka.

โค2๐ฅฐ1
Stablecoins iyo sharciyada cusub ee Yurub
Waxaa sidoo kale jira warar muhiim ah oo ku saabsan USDT iyo stablecoins-ka Yurub.
Hayโadda ESMA waxay sii adkaynaysaa sida loo maareeyo stablecoins-ka aan waafaqsanayn sharciga MiCA.
Arrintu kuma koobna oo keliya in coin-ka lagu iibiyo ama lagu gato exchanges-ka.
Waxay sidoo kale saamayn kartaa adeegyada sida custody-ga iyo wareejinta stablecoins-ka ee shirkadaha crypto-ga Yurub.
Ujeeddadu waa in shirkadaha crypto-ga ay si buuxda ugu shaqeeyaan nidaamka cusub ee MiCA.
Haddii sharciyadu sii adkaadaan, waxay beddeli karaan sida USDT iyo stablecoins kale loogu isticmaalo gudaha Midowga Yurub.
Laakiin tani macnaheedu ma aha in USDT adduunka oo dhan la mamnuucayo; arrintu waxay khusaysaa nidaamka sharciyeed ee Yurub.

โค2๐ฅฐ2๐1๐1
๏ดฟููุง ุฃููููููุง ุงููููุจูููู ุฅููููุง ุฃูุฑูุณูููููุงูู ุดูุงููุฏูุง ููู
ูุจูุดููุฑูุง ููููุฐููุฑูุง โข ููุฏูุงุนูููุง ุฅูููู ุงูููู ุจูุฅูุฐููููู ููุณูุฑูุงุฌูุง ู
ูููููุฑูุง๏ดพ.
ยซุงููููููู ูู ุตูููู ููุณููููู ู ููุจูุงุฑููู ุนูููู ููุจููููููุง ู ูุญูู ููุฏู ููุงุฌูุฒููู ุนููููุง ุฃููุถููู ู ูุง ุฌูุฒูููุชู ููุจููููุง ุนููู ุฃูู ููุชููู ุ ุงููููููู ูู ุฃููุฒูุนูููุง ุจูููุฏููููู ููุงุณูุชูุนูู ูููููุง ุจูุณููููุชููู ููุชููููููููุง ุนูููู ู ููููุชููู ููุงุญูุดูุฑูููุง ููู ุฒูู ูุฑูุชููู ุ ุงููููููู ูู ุฃููุฑูุฏูููุง ุญูููุถููู ููุงุณูููููุง ู ููููู ู ูุดูุฑูุจูุง ุฑููููููุง ุณูุงุฆูุบูุง ูููููููุง ููุง ููุธูู ูุฃู ุจูุนูุฏููู ุฃุจูุฏูุง ุ ุงููููููู ูู ุฃููุญูููููุง ุจูููุจููููููุง ููุฏูุงุฉู ู ูููุชูุฏูููู ุบูููุฑู ู ูุจูุฏููููููู ููููุง ู ูุฑูุชูุงุจูููู ู ูุนู ุงูููุฐูููู ุฃููุนูู ูุชู ุนูููููููู ู ู ููู ุงููููุจููููููู ููุงูุตููุฏูููููููู ููุงูุดููููุฏูุงุกู ููุงูุตููุงููุญูููู ููุญูุณููู ุฃููููุฆููู ุฑููููููุงยป.

Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
โค3๐ฅ1๐ฅฐ1
Waqtiyo baa jira suuqa cryptada 80% asset kaaga la iska iibiyo
Marmarna 50%
Ama 30%
Ama 20%
Suuqu wuu isbedeli kara si degdeg ah oo waa in aad markasta plan samaysaa
Tusaale yar baan idin siinayaa:
Dadkii solana ka qaatay markuu ahaa 250
Ee yiri 100% wuxuu gadhayaa 450. War ka joogaan iri suuqa waa la idin kaga horeeyey bal ugu yaraan stop loss isticmaala
Waa la iga diidey maxaa dhacay kadib solana wuxuu yimi 60. In badanna waa lasugayey inuu soo noqdo. dadbadan baa ku khasaarary oo suuqaba nacay kadib iskaga baxay iyagoo galay khasaara 80% ah
Sidaa awgeed baan iraahdaa war wax barta

โค9๐ฅฐ2๐ฅ1
Tan waxaaba ka sii daran
Dadka Crypto ka cararay ee Forex CFD khamaar isku tuuray
๐ ๐ ๐

Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
1๐4๐ฅ3โ1๐1
Xaalku sidee yahay?
Anonymous Poll
44%
Suuqan aad baan uga helay. Xaqalcaanahayga markasta waan ka helaa.
14%
meel aan ka bilaabo garan maayo. Meelo badan baa la igu dhacay.
44%
Crypto waan baran lahaa lakiin dhinaca qarash kaa dhib iga haysaa
7%
Waan idin la jooga oo qalkan waan iska jeclahay. Laakiin crypto ma danaynayo
โค4๐2๐ฅ1๐ฅฐ1