Forwarded from RajoAcademy (Ahmed Adam SomaliCryptofolio ุงูุทุฑูู ุงูู ุฒู
ุด)
Lbank
LBank Official Website Registration | LBank
Welcome to LBank! Register and log in now to start your cryptocurrency journey. Enjoy a secure and seamless trading environment and explore rewarding opportunities. Register quickly with your mobile number or email to experience smooth trading and grow yourโฆ
โค2
Forwarded from Ahmed Adam SomaliCryptofolio ุงูุทุฑูู ุงูู ุฒู
ุด
YouTube
HADII UU SHAKI KAAGA JIRO LACAGAHA DIGITALKA(CRYPTOCURRENCY)DAAWO MUUQAALKAN FROM A--Z. RajoAcademy
Soo booqo platform ka: www.rajoacademy.net ee lagu barto culuumta cryptocurrency ga Step by Step si sax ah.
Wararka kiribtada maalinkasta linkigan kala socda:
https://x.com/RajoAcademy24
Maamulka Rajo Academy Halkan kala Xidhiidh:
Whatsapp: 00252619990515โฆ

โค1
Forwarded from RajoAcademy (Ahmed Adam SomaliCryptofolio ุงูุทุฑูู ุงูู ุฒู
ุด)
YouTube
MAKU WAREERTAY CRYPTOCURRENCY BARASHADEEDA? VIDEOGAN SI FIICAN U DAAWO. #RAJOACADEMY. #CRYPTOFOLIO
Ku soo biir kanaalka telegramka SomaliCryptofolio:
๐๐๐๐๐๐๐๐
https://t.me/somalicryptofolio
Soo booqo platform ka: www.Rajoacademy.net ee lagu barto culuumta cryptocurrency ga Step by Step si sax ah.
Maamulka Rajo Academy Halkan kala Xidhiidh:
Whatsapp: 00447473963426โฆ

Like baan inshallah soo gelayaa 10 min ka dib platformka
Rajoacademy. bal xooqaa suuqa cryptocurrency baynu falanqaynaynaa.
Waan soo dhoweynayaa Ardaydeena iyo walaalaha nagu cusub.
๐๐๐๐๐
https://t.me/somalicryptofolio
Rajoacademy. bal xooqaa suuqa cryptocurrency baynu falanqaynaynaa.
Waan soo dhoweynayaa Ardaydeena iyo walaalaha nagu cusub.
๐๐๐๐๐
https://t.me/somalicryptofolio
Telegram
RajoAcademy
Ku soo dhowaada Kanaalka RajoAcademy๐
Waa madal aqooneed oo laga barto 1.Culuumta Cryptada 2. Luqada carabiga.
Nala soo xidhiidh si xog dhamaystiran aad u heshid
Telegram: @ahmed1492

RajoAcademy pinned ยซLike baan inshallah soo gelayaa 10 min ka dib platformka Rajoacademy. bal xooqaa suuqa cryptocurrency baynu falanqaynaynaa. Waan soo dhoweynayaa Ardaydeena iyo walaalaha nagu cusub. ๐๐๐๐๐ https://t.me/somalicryptofolioยป
Mashaalah live kii saaka waxaan Rajaynaynaa in laga faaiideystey
Falanqayn muhiim ah bay ahayd
Waanna soo dhowaynayaa
Walaalaha cusub ee RajoAcademy suaalaha course ka iga weydiiyey
@ahmed1492

โค8๐ฅ1๐ฅฐ1
โค1
Asc, ardayda qaaliga ah ee Rajo Academy! ๐๐
Waxaan idinku soo dhaweynaynaa dhammaantiin si kal iyo laab ah. โค๏ธ
Haddii aad qabtaan wax suโaalo ah, talooyin, ama fikrado aad jeceshihiin inaad nala wadaagtaan, fadlan si xor ah ugu soo gudbiya luuqayga.
Team Rajo Academy mar walba waxay diyaar uyihiin inay idin dhageystaan, idin caawiyaan, idin garab istaagaan. ๐ค๐
Rajo Academy โ Hoyga Aqoonta iyo Horumarka! ๐โจ

โค2๐ฅฐ2๐1๐1
RajoAcademy pinned ยซAsc, ardayda qaaliga ah ee Rajo Academy! ๐๐ Waxaan idinku soo dhaweynaynaa dhammaantiin si kal iyo laab ah. โค๏ธ Haddii aad qabtaan wax suโaalo ah, talooyin, ama fikrado aad jeceshihiin inaad nala wadaagtaan, fadlan si xor ah ugu soo gudbiya luuqayga. Teamโฆยป
๐๐ WAR CUSUB: BITCOIN OO KOR U KACAY IYO SUUQA CRYPTO OO DHAQDHAQAAQ BILAABAY! ๐ฅ๐ฐ
๐ 21 October 2026
Asc dhammaan bahda Crypto iyo ardayda Rajo Academy! โค๏ธ
๐ข Maanta suuqa Crypto waxaa laga dareemayaa dhaqdhaqaaq wanaagsan iyo rajo cusub!
๐ Bitcoin (BTC) ayaa maanta muujiyay koror wanaagsan, isagoo gaaray agagaarka $84,000, isla markaana kor u kacay qiyaastii 1%โ2% 24-kii saac ee ugu dambeeyay.
๐ Maxaa ka socda suuqa?
โ Bitcoin wuxuu bilaabay inuu dib u soo kabto.
โ Dhaqdhaqaaqa iibsiga iyo iibinta ayaa suuqa ka muuqda.
โ Maalgashadayaasha ayaa si dhow ula socda fursadaha cusub.
โ Dhaqdhaqaaqa Bitcoin wuxuu saameyn ku yeelan karaa altcoins-ka iyo guud ahaan suuqa Crypto.
๐ FARIIN MUHIIM AH!
Saaxiibbayaal, suuqa Crypto mar walba wuxuu leeyahay fursado iyo khataro. Waxaa muhiim ah inaan ka faa'iidaysanno aqoonta, falanqaynta iyo fahamka dhaqdhaqaaqa suuqa.
๐ฏ Ha ku degdegin inaad lacag geliso suuqa adigoon sameynin cilmi-baaris.
๐ La soco Bitcoin, baro chart-ka, faham suuqa, una diyaar garow fursadaha soo baxa.
๐ฅ Suuqa wuu dhaqaaqayaa, ee aqoontaada kor u qaad, fursadahana si caqli leh uga faa'iidayso!
๐ RAJO ACADEMY
๐ Hoyga Aqoonta, Horumarka iyo Fursadaha Crypto!
๐ Wadajir ayaan wax u barannaa, wadajir ayaan u horumarnaa!

โค6๐ฅฐ1
๏ดฟููููุฏู ุฌูุงุกูููู
ู ุฑูุณูููู ู
ูููู ุฃููููุณูููู
ู ุนูุฒููุฒู ุนููููููู ู
ูุง ุนูููุชููู
ู ุญูุฑููุตู ุนูููููููู
ุจูุงููู
ูุคูู
ูููููู ุฑูุกูููู ุฑููุญููู
ู๏ดพ.
ยซุงููููููู ูู ุตูููู ุนูุฏูุฏู ุฎููููููู ููู ูุฏูุงุฏู ููููู ูุงุชููู ุนูููู ููุจูููููู ู ูุญูู ููุฏู ุฃููุถููู ููุฃุฒูููู ููุฃุทูููุจู ู ูุง ุตููููููุชู ุนูููู ุฃุญูุฏู ููู ุงูุฃูููููููู ููุงูุขุฎูุฑูููู ููุณููููู ู ุชูุณููููู ูุง ููุซููุฑูุง ุทููููุจูุง ู ูุจูุงุฑูููุง ููููู ููู ูุง ุชูุญูุจูู ุฑูุจููููุง ููุชูุฑูุถููยป.

๐ฅฐ1