https://www.oodweynemedia.com/2018/12/30/siciid-dahabshill-oo-waraysi-kaga-hadlaya-shirkada-addeega-xawaalada-casriga-ah-ee-talkremit-soo-kordhiyey/
Wareysi Xiiso leh.. Madaxda Shirkada TalkRemit Siciid Dahabshiil iyo Mohamed Abdisamad oo ay maal gelisay Dahabshiil ayaa qaab casri ah oo lacagta Somaliland loogu diri karo uga warantey BBCda.