Don't have Telegram yet? Try it now!
https://ayaamaha.com/ciyaaryahan-xaakim-al-carabi-oo-u-dhashay-dalka-baxreyn-kuna-xirnaa-xabsi-kuyaala-dalka-thailand-ayaa-damaanad-lagu-sii-daayay-waxa-uuna-mudo-kadib-fursad-u-helay-in-banaanka-xuriyad-ku-joogo-ciida/
Ciyaaryahan Xaakim Al Carabi oo u dhashay dalka Baxreyn kuna xirnaa xabsi kuyaala dalka Thailand ayaa damaanad lagu sii daayay, waxa uuna mudo kadib fursad u helay in banaanka xuriyad ku joogo. Ciidamada booliiska dalka Thailand ayaa ciyaaryahankan ku xiray bishii november ee sanadkii hore magaalada Bangkok ,kadib markii dowlada Baxreyn codsi lagu xirayo ciyaaryahankan u diray Booliiska caalamiga ee Interpol. Dowlada Baxreyn ayaa la sheegay in ay ka laabatay codsi ay ku dooneysay in loo soo gacan geliyo ciyaaryahnkan oo horey xukun 10-sano ah loogu riday isaga oo dalka dibadiisa ku maqan