Xaflada Isbaheesiga Xisbiga Xaqsoor
https://www.facebook.com/1270991375127468/videos/1630061588259870
https://www.facebook.com/1270991375127468/videos/1630061588259870
❤3👍2
Munaasabadda Yagleelidda Isbaheysiga Xaqsoor iyo Haybad Qaran
https://www.facebook.com/1270991375127468/posts/1311037437789528
https://www.facebook.com/1270991375127468/posts/1311037437789528
Facebook
Astaan
Munaasabadda Yagleelidda Isbaheysiga Xaqsoor iyo Haybad Qaran
❤3
Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga Xaqsoor Mudane Cabdullaahi Xaamud oo ka hadlay Munaasabadda Yagleelidda Isbaheysiga Xaqsoor iyo Haybad ayaa martida kala duwan ku soo dhaweeyay baarnaamijka isaga oo si qotodheer u faahfaahiyay geeddi-socodka wada xaajoodka labada xisbi.
https://www.facebook.com/reel/1545134157311312/
https://www.facebook.com/reel/1545134157311312/
Dr. Guuleed Saalax oo ah Xubin Sare oo ka tirsan Golaha Hoggaaminta Midowga Haybad Qaran ayaa ka warbixiyay ujeeddooyinka laga leeyahay yagleelidda isbahaysiga, isaga oo tilmaamay in ahdaafta iyo mabaadii’da loo aas-aasay labada xisbi oo aad isugu dhaw darteed ay sahashay dhammaystirka midowga.
https://www.facebook.com/reel/1249578547218080/
https://www.facebook.com/reel/1249578547218080/
Facebook
7.7K views · 67 reactions | Dr. Guuleed Saalax oo ah Xubin Sare oo ka...
Dr. Guuleed Saalax oo ah Xubin Sare oo ka tirsan Golaha Hoggaaminta Midowga Haybad Qaran ayaa ka warbixiyay ujeeddooyinka laga leeyahay yagleelidda isbahaysiga, isaga oo tilmaamay in ahdaafta iyo...
😭1
Mudane Faysal Axmed Warsame oo ah Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga Xaqsoor ayaa isaguna sharraxay ahmiyadda isbaheysiya ee xilligan kalaguurka ah iyo hiigsiga mustaqbalka.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay inay isbaheysigu uu yahay waa cusub oo la furay, iyo in dad kala aragti duwan oo kala deegaan ah ay isu soo dhawaadaan oo la mideeyo aragtida.
https://www.facebook.com/reel/1340880424546934/

❤2
“Isbaheysigu Xaqsoor iyo Haybad Qaran wuxuu ka turjumaya in anshax siyaasadeedka dalka ka jiray uu baddalmay. Wuxuu muujinayaa in siyaasiyiintu ayagoo bannaanka jooga ay wax isku darsan karaan. In aragtida dowlad-dhiska laga sii hadli karo ee aysan noqon wax ku nasiibso ah.”
Mudane Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, Taliyihii hore ee NISA iyo Xubin ka tirsan Golaha Hoggaaminta ee Midowga Haybad Qaran
https://www.facebook.com/reel/2464508407320874/
Mudane Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, Taliyihii hore ee NISA iyo Xubin ka tirsan Golaha Hoggaaminta ee Midowga Haybad Qaran
https://www.facebook.com/reel/2464508407320874/
Mudane Farxaan Cali Axmed oo ah Xoghayaha Amniga iyo Difaaca ee Xisbiga Xaqsoor ayaa ka hadlay ahmiyadda isbaheysiga isaga oo tilmaamay in waqti xasaasi ah oo aad loogu baahan yahay uu ku soo aaday isla markaana ay guul siyaasadeed tahay in la isku keeno kaadirka intaas la eg oo ay ku midoobaan hal aragti.
https://www.facebook.com/reel/1878823166163126/
https://www.facebook.com/reel/1878823166163126/
❤2
Munaasabadda Yagleelidda Isbaheysiga Xaqsoor iyo Haybad Qaran
https://www.facebook.com/1270991375127468/posts/1311076757785596
https://www.facebook.com/1270991375127468/posts/1311076757785596
Facebook
Astaan
Munaasabadda Yagleelidda Isbaheysiga Xaqsoor iyo Haybad Qaran
❤4
“15 May ee waqtigan oo kale waxaa ka dhacday dalka doorasho la wada aqbal sanyahay. Dal waxa lagu xukumaa qaanuunka. Haddii wixii la isku ogaa wax ka duwan la arko waan in laga xisaabtamaa”
Mudane Thaabid Cabdi Maxamed, Duqii hore ee Muqdishu iyo Xubin Sare oo ka tirsan Golaha Hoggaaminta ee Midowga Haybad Qaran
https://www.facebook.com/reel/1823269628353560/
Mudane Thaabid Cabdi Maxamed, Duqii hore ee Muqdishu iyo Xubin Sare oo ka tirsan Golaha Hoggaaminta ee Midowga Haybad Qaran
https://www.facebook.com/reel/1823269628353560/
❤1
Guddoomiyaha Isbahaysiga Xaqsoor iyo Haybad Qaran Mudane Cabdi Caynte ayaa tulmaamay in isbaheysiga loo assaasay sidii loo midayn lahaa muruqa iyo maalka labada xisbi dalkana looga saari lahaa hubanti la’aanta siyaasadeed ee ku jiro.
https://www.facebook.com/reel/1495626308602630/
https://www.facebook.com/reel/1495626308602630/
❤4🤝1
Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Haybad Qaran, ahna Hoggaamiyaha iyo Musharraxa Isbaheysiga Xaqsoor iyo Haybad Qaran, Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa khudbaddii gunaanadla uga sheekeeyay geeddi-socodkii lagu yagleelay isbehaysigan, isagoo tilmaamau in horraan ba ay xisbiyo badan mideeyeen, iyada oo intaas la raadinayay madal waxqabadka iyo xoogga ummadda lagu midayn karo.
https://www.facebook.com/reel/3038649342998366/
https://www.facebook.com/reel/3038649342998366/
❤5
Gunaanadka Munaasabadda Yagleelidda Isbahaysiga Xaqsoor iyo Haybad Qaran.
https://www.facebook.com/1270991375127468/posts/1311104627782809
https://www.facebook.com/1270991375127468/posts/1311104627782809
Facebook
Astaan
Gunaanadka Munaasabadda Yagleelidda Isbahaysiga Xaqsoor iyo Haybad Qaran.
Muuqaalka Guud ee Munaasabadda Yagleelidda Isbaheysiga Xaqsoor iyo Haybad Qaran oo Muqdishu ka dhacday.
https://www.facebook.com/reel/2480373552394721/
https://www.facebook.com/reel/2480373552394721/
❤10🤗4
Adeg Walbo one click aya ka xegto Soo dejiso hadda Somtaana Mobile App:
https://onelink.to/a7v6k7
https://onelink.to/a7v6k7
❤16
🍕🔥 PIZZA NIGHT SPECIAL!
Caawa iyo habeen kasta oo Talaado ah, CPlus Restaurant waxay ku siisay 50% DISCOUNT dhammaan noocyada kala duwan ee Pizza-da!
💰 Pizza-dii aad jeclayd hadda kala bar qiimaheeda ayaad ku helaysaa.
FREE DELIVERY marka aad ka dalbato Somtaana App.
Lasoodag App ka Somtaana
https://onelink.to/a7v6k7
oo ka faa’iidayso fursaddan gaarka ah ee Talaadada kasta!
Somtaana Suuqa Jiilka Cusub.

❤27
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Aniga hal app ayaan isticmaalaa waana Somtaana.
🍔 Cunto
🍰 Macmacaan
📱 Electronics
🛒 Suuq
🍦 Jalaato
Intaas oo dhan gurigaaga ama xafiiskaaga ayaa laguugu keenayaa.
🚚 Free Delivery
🔥 Qiima-dhimis joogto ah
Soo degso Somtaana maanta oo ka faa’iidayso!
Somtaana Suuqa Jiilka Cusub.
https://onelink.to/a7v6k7
🍔 Cunto
🍰 Macmacaan
📱 Electronics
🛒 Suuq
🍦 Jalaato
Intaas oo dhan gurigaaga ama xafiiskaaga ayaa laguugu keenayaa.
🚚 Free Delivery
🔥 Qiima-dhimis joogto ah
Soo degso Somtaana maanta oo ka faa’iidayso!
Somtaana Suuqa Jiilka Cusub.
https://onelink.to/a7v6k7
❤46🤗5🤝3👍2🫡1
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Daawade, caawa ha seegin sheeko ay ka buuxaan halgan, geesinimo iyo dhacdooyin kaa yaabin doona.
⏰ Caawa 7:00 fiidnimo
📺 Ka daawo Channel-ka Sumad Films
📱 Ama ka daawo App-ka Sumad
https://onelink.to/3xbcme
⏰ Caawa 7:00 fiidnimo
📺 Ka daawo Channel-ka Sumad Films
📱 Ama ka daawo App-ka Sumad
https://onelink.to/3xbcme
❤109😭10🤝6🤗6😘4🔥2🙊2