قَـــنَـاةُ عَـــبْــدِالــرَّحْــــمَــن
751 subscribers
70 photos
13 videos
8 files
36 links
﴿ وَادْعُوهُ خَوْفًا وَطَمَعًا ۚ إِنَّ رَحْمَتَ اللَّهِ قَرِيبٌ مِّنَ الْمُحْسِنِينَ ﴾

Barya Alle idinkoo ka cabsanaya oo rajaynaya; hubaal naxariista Alle waxay u dhowdahay sama-falayaasha. (Al-Acraaf: 56)

📚 https://t.me/abdiraxman14
Download Telegram
MAR WALBA NAXARIISTA ALLE WAA MID U DHAW MUXSINIINTA
❤3👍1
﴿ كُلُّ نَفْسٍ ذَآئِقَةُ الْمَوْتِ ﴾



NAF WALBA GEERIDA WAY DHADHAMIN
❤2
﴿ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ ﴾



ALLE WAA CAADIL EE CAMALKAAGA WANAAJISO


@abdiraxman14
❤3
﴿ فَمَنْ زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ


QOFKII LAGA DHEEREEYO JANADANA LA GALIYO DHAB AHAANTII KAASII WAA GUULAYSTAY




@abdiraxman14
❤2
{ وَذَكِّرْ فَإِنَّ الذِّكْرَى تَنفَعُ الْمُؤْمِنِينَ }


{WAANI WAANADU WAXAY ANFACAYSAA MU'MINIINTEE }



@abdiraxman14


Kol hadaad na soo booqatay subscribe dhe fadlan
❤2🥰1
CAAWA WAA JIMCE KU SALIYA XABIIBKEENA NABI MAXAMAD SCW



@abdiraxman14
❤4🥰1
قُلْ يَا عِبَادِيَ الَّذِينَ أَسْرَفُوا عَلَىٰ أَنفُسِهِمْ لَا تَقْنَطُوا مِن رَّحْمَةِ اللَّهِ ۚ إِنَّ اللَّهَ يَغْفِرُ الذُّنُوبَ جَمِيعًا ۚ إِنَّهُ هُوَ الْغَفُورُ الرَّحِيمُ
(سورة الزمر: 53)




Tarjumaad (Soomaali):



“
Waxaad tiraahdaa: Addoomahaygii naftooda ku xadgudbayow, ha ka quusanina naxariista Eebbe. Runtii Eebbe wuu dhaafaa dambiyada oo dhan. Isaga ayaa ah Dambi-dhaafka Badan, Naxariista Badan.” 🤍


@abdiraxman14


❤3🥰1
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
“حَافِظُوا عَلَى الصَّلَوَاتِ وَالصَّلَاةِ الْوُسْطَىٰ وَقُومُوا لِلَّهِ قَانِتِينَ”

— (Suurat Al-Baqarah 2:238)


Macnaha:
Aayaddani waxay ina faraysaa inaan si joogto ah u ilaalino salaadaha, gaar ahaan midda dhexe, annagoo u tukanna si khushuuc iyo ixtiraam leh, una istaagna Ilaahay addeecid iyo tawaduc.
❤1
CAAWA WAA JIMCE KU SALIYA XABIIBKEENA NABI MAXAMAD SCW


@abdiraxman14
❤2👍1
📖 قال الله تعالى:

"فَاذْكُرُونِي أَذْكُرْكُمْ"
💡 Macnaha:

“I xusa, anna waan idin xusi.”


🤍 Xusuusta Alle waa nasasho qalbiga


@abdiraxman14
❤2🥰2
📖 سورة الإخلاص

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

قُلْ هُوَ اللَّهُ أَحَدٌ ﴿١﴾
اللَّهُ الصَّمَدُ ﴿٢﴾
لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ ﴿٣﴾
وَلَمْ يَكُن لَّهُ كُفُوًا أَحَدٌ ﴿٤﴾



📖 سورة الفلق

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ ﴿١﴾
مِن شَرِّ مَا خَلَقَ ﴿٢﴾
وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ ﴿٣﴾
وَمِن شَرِّ النَّفَّاثَاتِ فِي الْعُقَدِ ﴿٤﴾
وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ ﴿٥﴾



📖 سورة الناس
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ


قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ النَّاسِ ﴿١﴾
مَلِكِ النَّاسِ ﴿٢﴾
إِلَٰهِ النَّاسِ ﴿٣﴾
مِن شَرِّ الْوَسْوَاسِ الْخَنَّاسِ ﴿٤﴾
الَّذِي يُوَسْوِسُ فِي صُدُورِ النَّاسِ ﴿٥﴾
مِنَ الْجِنَّةِ وَالنَّاسِ ﴿٦﴾



@abdiraxman14
❤4
يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تَتَّخِذُوا الْيَهُودَ وَالنَّصَارَىٰ أَوْلِيَاءَ
بَعْضُهُمْ أَوْلِيَاءُ بَعْضٍ
وَمَن يَتَوَلَّهُم مِّنكُمْ فَإِنَّهُ مِنْهُمْ
إِنَّ اللَّهَ لَا يَهْدِي الْقَوْمَ الظَّالِمِينَ

📌 سورة المائدة



💡 Macnaha:


Kuwa xaqa rumeeyow, ha ka dhiganina Yuhuudda iyo Nasaarada saaxiibo aad ku tiirsataan (ilaaliyaal); qaarkood waxay u yihiin saaxiibo qaar kale. Qofkii idinka mid ah ee la saaxiiba (ku tiirsada) iyaga, runtii isaguna wuxuu ka mid noqonayaa iyaga. Ilaahay ma hanuuniyo dadka dulmiga sameeya.




https://t.me/abdiraxman14
❤2👍2
📖 وَلَا صَدِيقٍ حَمِيمٍ


➡️ “Mana jiro saaxiib dhow oo daacad ah.”





📚 تفسير ابن كثير (

Tafsiirka Ibnu Kathiir):


➡️ “Ereyga ‘صديق حميم’ wuxuu ka dhigan yahay saaxiib aad u dhow ama qaraabo kuu dhaw.
Waxa uu yiri qataada qofku wuxuu ogaan doonaa in saaxiibkii dhow uu anfaco haddii uu ahaa mid saalix ah,
sidoo kalena qaraabada dhow waxay shafeeceyn karaan haddii ay ahaayeen kuwo wanaagsan (saalixiin).”
❤6👍1
{ إِلَّا الَّذِي فَطَرَنِي فَإِنِّي أَتَوَكَّلُهُ، وَأَرْجُو أَنْ يَهْدِيَنِي لِلْعِلْمِ بِالْحَقِّ وَالْعَمَلِ بِهِ، فَكَمَا فَطَرَنِي وَدَبَّرَنِي بِمَا يَصْلُحُ بَدَنِي وَدِينِي، فَسَيَهْدِينِي لِمَا يَصْلُحُ دِينِي وَآخِرَتِي. }


📌 (تفسير السعدي)


💡 Macnaha (Af-Soomaali):



“Ilaahay mooyee (kan i abuuray), isaga ayaan isku halleynayaa,
waxaanan rajaynayaa inuu igu hanuuniyo aqoonta xaqa ah iyo ku camal falkeeda.
Sida uu ii abuuray oo uu ii maareeyay waxa hagaajiya jidhkayga iyo diintayda,
sidoo kale wuxuu igu hanuunin doonaa waxa hagaajiya diintayda iyo aakhiradayda

.”
❤3👍1🥰1
💗💗

> *من أعظم أسباب استجابة الدعاء أن تدعو لغيرك بظهر الغيب…*
*Waxyaabaha ugu waaweyn ee ducada lagu aqbalo waxaa ka mid ah inaad qof kale ugu ducayso isagoo maqan oo aanu ogeyn…*
*Haddii aad aragto nimco uu qof haysto oo aad ka heshid, ha ku ekaan oo keliya la yaabkeeda, balse u ducee: Alloow ugu barakee nimcadan.*

*Arrintu kuma koobna nimcooyinka oo keliya, ee xaalad kasta waad ugu ducayn kartaa: Alloow hanuuni Alloow u dambi dhaaf Alloow u fududee arrimihiisa.*

*فقد قال النبي ﷺ : « ما من عبدٍ مسلمٍ يدعو لأخيه بظهر الغيب إلا قال الملك : آمين ، ولك بمثل » .*

*Nabigu ﷺ wuxuu yiri Ma jiro addoon Muslim ah oo walaalkiis ugu duceeya maqnaantiisa, illaa malaggu yiraahdo: Aamiin, adigana waxaa kuu sugnaaday wax la mid ah.*

*Bal qiyaas… duco aad qof kale hibaynayso, Alle-na kuu soo celinayo mid la mid ah, ama ka badan.*

> *فما أكرم هذا الباب ، وما أوسع فضل اللَّـه .*
> *Sidee buu albaabkani u sharaf badan yahay, sideese uu fadliga Alle u waasacsan yahay. 💗💗🌷*
❤5🥰4👍2
*اقرئي سورةَ الكافرون بيقينٍ وطمأنينة*
*Akhri Suuratul Kaafiruun adigoo qalbi deggan iyo yaqiin leh.*

*بسم الله الرحمن الرحيم*
*Magaca Alle ee Naxariista guud iyo tan gaarka ah leh ayaan ku bilaabayaa.*

*قُلۡ يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡكَٰفِرُونَ۝*
*Dheh: Kuwiinna gaalada ahow,*

*لَآ أَعۡبُدُ مَا تَعۡبُدُونَ۝*
*Anigu ma caabudo waxaad idinku caabuddaan*

*وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ۝*
*Idinkuna ma caabudaysaan waxaan anigu caabudo*

*وَلَآ أَنَا۠ عَابِدٞ مَّا عَبَدتُّمۡ۝*
*Aniguna ma caabudayo waxaad caabuddeen*

*وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ۝Idinkuna ma caabudaysaan waxaan anigu caabudo*

*لَكُمۡ دِينُكُمۡ وَلِيَ دِينِ۝
Diintiinnu idinkay idiin taal, diintayduna anigay ii taal. 🦋🕊🦋
❤10👍2