Abdirizak Hashi
βœ”
6.8K subscribers
585 photos
363 videos
1 file
216 links
Activist | ICT Specialist | Political Analyst
Download Telegram
🚨 DEG-DEG:
Channel 12 (Israel):
β€œDhammaan gantaalladii laga soo riday Iran kuna wajahnaa Israel waxay ku dhaceen meelo bannaan (open areas).”
❀1
🚨 DEG-DEG:
Semafor oo soo xiganaysa mas’uul Mareykan ah:
β€œDuqeymaha ka dhanka ah Iran way sii socon doonaan inta ay wadaxaajoodyadu socdaan halka joojinta weerarrada 5 maalmood ah ay ku koobnaan doonto goobaha tamarta.”
❀1
https://www.instagram.com/engfafale?igsh=amJpdDNhZzlhb2hi


Maqaayadaan ila shida Blue Tiktaa loo raadin rabaa πŸ˜€πŸ˜€ adinkana waa la'inka caawin πŸ˜€
πŸ‘1
🚨 DEG-DEG:
β€œWaxaa la sheegayaa in difaacyada hawada ee Israel ay ku fashilmeen inay joojiyaan qaar ka mid ah gantaallada Iran oo u gudbay bartilmaameedyadooda.”
❀3
🚨 DEG-DEG:
Ra’iisul Wasaaraha Japan:
β€œWaxaan bilaabi doonnaa in aan ka soo saarno kaydka shidaalka laga bilaabo maalinta Khamiista.”
❀1
🚨 DEG-DEG:
Telefishinka Iran:
β€œWaxaa jira warbixinno ku saabsan gantaallo si sax ah u beegsaday Tel Aviv iyo bartamaha Israa'iil.”
❀2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Birmadaha oo Caynayo Madaxweynihii Xiligaas Mohamed Abdullahi Farmaajo

https://www.facebook.com/share/r/1U9rg75tnL/
❀2πŸ–•1
Hogaamiye Shacabkiisa la dareena πŸ‘€
Aqriso Fariinta Madaxweynaha
πŸ‘‡

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA DIGAY DHIILLADA SIYAASADEED EE KA TAAGAN KOONFUR GALBEED

Muqdisho, 24 Maarso, 2026: Madaxwaynihii 9aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo walaac ka muujiyey xaalaadda siyaasadeed ee ka taagan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa ka digay halista ku gadaaman qorshaha dhiillada wata ee ay Dowladda Federaalku ku wajahday.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale tilmaamay in xaaladdan cakiran ay halis ku tahay xasilloonida deegaanka, badqabka shacabka reer Koonfur Galbeed iyo dadaallada geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya.

Ugu dambayn, Madaxweyne Farmaajo ayaa muujiyey inay weli jiraan fursado iyo xal siyaasadeed oo lagu dejin karo xaaladdan cakiran haddii Dowladda Federaalku ay la timaaddo niyad wanaag iyo wadahadal dhab ah oo ay ka gasho arrimaha doorashooyinka dalka.

DHAMMAAD
❀3
πŸ‘2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
🚨 DEG-DEG:
Islamic Revolutionary Guard Corps:
β€œWaxaan baahinay muuqaallo ka mid ah mowjaddii ugu dambeysay ee gantaallada lagu beegsaday Israa'iil.”
πŸ‘2
🚨 DEG-DEG:
β€œQaraxyo ayaa ka dhacay Saudi Arabia kadib weerar diyaarado aan duuliye lahayn (drones) oo lagu beegsaday saldhigyada Maraykanka.”
❀2
🚨 DEG-DEG:
Wariyaha Al Jazeera:
β€œDuqeyn ay fulisay Israa'iil ayaa lagu qaaday Dahieh ee Beirut aroortii hore ee saakay.”
❀2
πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€πŸ˜€
😁6
Abdirizak Hashi
https://www.facebook.com/share/r/18A7G9tnHb/
π–πˆπˆπ‹ 𝐖𝐀𝐀 π€ππ“πˆπ˜π€π€π’π‡πˆπˆ, 𝐑𝐀𝐆𝐆𝐀𝐀𝐍 π€π˜π€π€ 𝐍𝐀𝐅𝐓𝐀 𝐔 π‡π”π‘π€π˜ 𝐋𝐀𝐅𝐓𝐀(πƒπˆππˆπ†π€ πŒπ€πƒπŽπ–)
Abdirizak Hashi
https://www.facebook.com/share/r/18TBTTc5Jy/
𝐗𝐒π₯. 𝐎𝐝𝐨𝐰𝐚𝐚"π‘²π’‚π’π’Žπ’‚π’…π’…π’‚ 𝒂𝒂𝒅 π’Œπ’‚ π’•π’Šπ’“π’‚π’‚π’‰π’…π’ 𝑩𝒐𝒒𝒐𝒓 π‘²π’Šπ’ƒπ’Šπ’“π’”π’‚π’π’π’‚ π’˜π’‚π’™π’‚π’š π’Œπ’‚π’Žπ’Šπ’… π’•π’‚π’‰π’‚π’š π’˜π’‚π’™ π’šπ’‚π’‚π’ƒπ’‚π’‰π’‚ π‘­π’Šπ’Šπ’„π’‚π’."

Hadday macaantahay πŸ˜€
πŸ‘3