Abdirizak Hashi
βœ”
6.8K subscribers
585 photos
363 videos
1 file
216 links
Activist | ICT Specialist | Political Analyst
Download Telegram
🚨 DEG-DEG:
Malaysia:
β€œIran waxay oggolaan doontaa in maraakiibteenna ay ka gudbaan Strait of Hormuz.”
❀1
🚨 DEG-DEG:
Israa'iil Radio:
β€œHezbollah ayaa riday in ka badan 60 gantaal iyo 5 diyaaradood oo aan duuliye lahayn (drones) oo lagu beegsaday Israa'iil muddo 6 saac gudahood tan iyo saaka.”
🚨 DEG-DEG:
Israel Defense Forces:
β€œHawlgalkeenna hadda waa in aan sii wiiqno awoodda Iran welina waxaan leenahay bartilmaameedyo badan.”
Abdirizak Hashi
https://www.facebook.com/share/p/1Dd8yVm2WF/
π—πšπ¬π¬πšπ§ 𝐈𝐲𝐨 𝐀𝐛𝐒𝐲 π–πšπ² 𝐊𝐚π₯𝐚 π“πšπ πžπžπ§

Duq Xassan Jabuuti ugu tagay Abiy waxuuna ku dhahay in adeerow Lafta Koonfur Galbeed ila dhaafi, Abiy Haye ayuu dhahay.

Abiy isla galabtii ayuu u duulay Imaaraat waxaa lagu dhahay Xassan lama shaqayn kartid, Abiy ok ayuu dhahay.

Xassan oo balantii hore heesto Abiy ayuu ku dhahay waxaan kuugu imaanaa Addis Ababa, Abiy kooxdiisa Prorocolka ayaa duqa ku dhahday Ninkii lama heli karo oo Daadad ayuu ku mashquulsan yahay.

Xassan oo maalmaha soo socdo Abiy ku dhihi doono balantii ayaa iiga baxday ee Dublamaasiyadaada igala bax πŸ‘€

Laftana halkaas ayuu koobka ku qaaday πŸ–Š
πŸ‘3
DEG DEG: 🚨🚨🚨Xuutiyiinta ayaa Caawa ku dhawaaqay in ay dagaalka soo galeen ayna uxirantahay Bab al-Mandab. πŸ‘€πŸ‘€πŸ‘€πŸ‘€
πŸ‘5
Dibiga Madow la'ima gaadi karo ayuu taagan yahay Isla caawa ayaa lasoo saaray Xildhibaanadii KGS Birrina waa Doorashadii πŸ‘€πŸ‘€πŸ‘€
😁4
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay gantaallo ballistic ah ku weerareen Israa’iil, taasoo ah weerarkoodii ugu horreeyay tan iyo markii uu bilowday dagaalka muddo bil ah socday.

Kooxdu waxay sheegtay in ay beegsadeen saldhigyo militari oo ku yaalla koonfurta Daanta Galbeed, halka ciidanka Israa’iil ay hore u sheegeen inay ogaadeen hal gantaal oo laga soo tuuray Yemen.

Xuutiyiintu waxay sheegeen in weerarkan uu yimid kadib duqeymo lagu beegsaday kaabayaasha iyo dilalka ka dhacay Lubnaan, Iiraan, Ciraaq iyo Falastiin.

Waxay sidoo kale cadeeyeen in weerarradoodu ay sii socon doonaan ilaa laga gaadho ujeeddooyinkooda iyo ilaa la joojiyo weerarrada lagu hayo dhinacyada ay taageeraan.
❀8😁1
🚨 DEG-DEG:
β€œIran ayaa la sheegay inay ku hanjabtay carqaladeynta fiilooyinka internet-ka ee badda hoosteeda mara ee Strait of Hormuz iyo Red Sea.

Fiilooyinkan fiber-optic-ga ah ayaa qaada qiyaastii 95–97% taraafikada internet-ka caalamka oo ay ku jiraan bangiyada, suuqyada saamiyada, adeegyada cloud-ka iyo isgaarsiinta caalamiga ah.

Haddii la waxyeelleeyo waxay si weyn u carqaladeyn karaan nidaamyada maaliyadeed iyo kuwa dijitaalka ah ee adduunka.


Fiilooyinka halista ku jira waxaa ka mid ah FALCON, SEA-ME-WE 6, AAE-1 iyo 2Africa Pearls kuwaas oo isku xira Aasiya, Yurub, Afrika iyo Bariga Dhexe kana dhigaya kuwo aad muhiim ugu ah isku xirka internet-ka caalamka.

”
❀1
Abdirizak Hashi
https://www.facebook.com/share/r/18NzXJamaX/
Wasiir harry Maguire Ex (Fiqi) waa runtaa Cidna xoog laguma qabsan karo ee intaas Madaxweyne Xassan u sheeg πŸ“’
πŸ‘2
Abdirizak Hashi
https://www.facebook.com/share/p/18EjJxAMVy/
Diyaaradaha aan ku faanayno maanta dalalka horumaray waxay u adeegsadaan ilaalinta duurjoogta iyo kormeerka xayawaanka.

Halka caalamka horumarsan uu haysto diyaarado casriya oo xawaarehoodu ka dheereeyo dhawaaqa (supersonic) kuwaas oo awood u leh inay daqiiqado gudahood ku gaaraan meel kasta. Tani waxay muujinaysaa farqiga u dhexeeya Anaga iyo Calaamka.
❀1
πŸ‘1πŸ–•1
Laftagareen isdhiib ku dheh ama Maxkamadaa ku saaraynaa waxaan leenahay AS ayuu sii daayay dhaqan Dawlad maahan ee waa dhaqan maafiyo. Ninkaan ragga jilicsan kuma jiro haloo sheego team Xassan

Source: Somali Stream
πŸ‘2
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
Wiilashii u dhaartay inay ilaaliyaan Shacabkooda waa kuwaas banaanka Baydhabo joogo haloo tago.
❀5πŸ–•2