This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Shacabkii oo Qoryaha qaatay, Reer Baydhabo Taariikh ayay qoreen maanta 👀
👎10❤5👍3
Farsamada Dagaalka way badan tahay Ciidankii mucaaradka Koonfur Galbeed in lababa mar muuqaal laga soo duubo haddana layiraah waa Ciidankii Laftagareen oo maxbuusa waxay muujinee Daciifnimada Qolada ku soo duushay Baydhabo. Caqli kale keena tan waa la fahmaye.
❤3👍3
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Maxaabiista Dawlada laga qabtay
😁19❤18👏1
Madaxweyne Laftagareen waxuu u tanaasulay Shacabkiisa waxuu diiday inow daadsho Dhiiga Wiilasha Soomaaliyeed.
Asagoo 6k oo ciidana heesto ayuu go'aansaday inuusan dagaalamin waana gobanimo, intow Hooyada Abaarta haydo iyo gaajada qaxin lahaa waxuu go'aansaday inuu Xilka iska casilo.
Fg: Taas cadayn waxaa u ah in aan dhimasho, dhaawac iyo Baabuur lakala qabsado aysan jirin.
Mahadsanid Madaxweyne, Shacabka Koonfur Galbeed ayaa ku xusi doono👏👏👏

❤14👏2😁1😱1
Abdirizak Hashi
https://www.facebook.com/share/r/189jY1MCbD/
𝐑𝐞𝐞𝐫 𝐊𝐨𝐨𝐧𝐟𝐮𝐫 𝐆𝐚𝐥𝐛𝐞𝐞𝐝 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐬𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧 𝟏𝟗𝟗𝟏, 𝐝𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧 𝐥𝐚𝐦𝐢𝐝𝐚𝐧𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐚𝐫𝐚𝐠. 𝟮𝟬𝟮𝟲 𝗶𝘆𝗼 𝗕𝗶𝗹𝗶𝗹𝗶𝗾𝗼 𝘄𝗮𝗮 𝗸𝘂 𝗰𝗲𝘆𝗯 𝗮𝗿𝗿𝗶𝗻𝗸𝗮𝗮𝘀 𝘄𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗶𝗻𝗮𝘆 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗮𝗿𝗮𝗮𝗻.
❤1
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Xabiib Faaraxa Koonfur Galbeed 360° ayuu kala wareegay shalay 🫡
👍2
Heshiis Addis ababa ay ku kala saxiixdeen 27kii bishan Madaxwaynaha Soomalia iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya Abby Ahmed ayaa saacadaha soo socda si rasmi ah u dhaqan gali doona.
Heshiiska ayaa dhigayey in loo fududeeyo Madaxwayne Xasan Sheekh qabsashada magaalada Baydhabo oo ciidamada Itoobiya ay cadaadis saaran Laftagareen si uu isu casilo, halka Itoobiya loo ogolaado dhaqan gelinta heshiiska Somaliland ay kula wareegayso marin Biyood.
Sidoo Kale; heshiiska waxaa ka mid ah in Itoobiya ay aqoonsato Somaliland, waxaana laga sugaya Madaxwaynaha Xasan Sheekh in uu muujiyo caro iyo cambaarayn kooban, balse uu heshiis kula yahay RW Abby Ahmed.

😡17👍10❤2😁2
Abdirizak Hashi
https://www.facebook.com/share/p/1GPqCF4btC/
Shacabka iyo Madaxda la wareegtay Baydhabo waxaa ku ceyba in Saraakiil ciidan loo laayo aargudasho waana dhaqan xili hore laga soo gudbay. Intaysan hadda xaaladda xumaan halaga hortago 🖊
❤1
Xarigga loo geystay Wariye Cabdixafiid Nuur Barre oo ka tirsan howl-wadeennada Somali Cable TV, xilli uu ku guda jiray waajibaadkiisa shaqo ee magaalada Muqdisho, waa arrin si weyn looga xumaado, isla markaana muujinaysa caqabado weli ka jira dhowrista xorriyadda saxaafadda.
Waa nasiib darro in Madaxweyne Xasan Sheekh oo ay gabaabsi tahay maalmaha xil-hayntiisu uu laba jibaaray caburinta iyo afduubka uu u geysanayo cid kasta oo soo bandhigtay dhaliil, ku tagri-falka awoodeed iyo hubanti la'aanta siyaasadeed oo uu dalka geliyey.
Waxaan ku baaqaynaa in degdeg loo sii daayo wariyaha, lagana waantoobo carqaladeynta shaqada warbaahinta, si loo ilaaliyo xuquuqda aasaasiga ah ee dastuurku dammaanad qaaday, loona xoojiyo kalsoonida dadweynaha ee dowladnimada.

❤7💯2
Guusha way sheegasho badan tahay, waxaa arkee mid aan waxaba ka galin Qorshihii Baydhabo oo dhahayo anaa keenay qorshaha iyo Laftagareenna meesha anaa ka eryay. Ar Aduunyaa 😀
Abdirizak Hashi
https://www.facebook.com/share/r/1DdzWCzDeg/
Qofkow ka hadlayay Farmaajo maaheen waa asaga oo soo socda lkn Mucaaradka xiligaas maysan fahansaneen. Kheyre madaxay madaxuu luxaa ka xaaxaabi adinkaa keenay jah iyo jaha diid.
❤2
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Mucaaradow Habaarka inta iska dhaaftaan Ninka Kursiga Duco iyo Habaar kuma qaadan ee wax kabadala Qorshaha Doonista Kursiga.
👍1