Midabkaabegraphics
3.42K subscribers
36 photos
2 videos
64 files
102 links
Halkaan waxaad ka heleysaa Casharada Graphic Designka,Video Editing iyo wax waliba oo ku saabsan Multimedia
Download Telegram
Ramadan kareem!
Dhamaan Umadda Muslimka ah Meel kasto Aad joogtaan ramadan wanaagsan
Allaha na waafijiyo Kheyrka Bisha barakeysan si wanaagsan rabbi hanogu dhameeyo Amiin
πŸ‘7❀3
Eid POSTER RESOURCES.zip
31.4 MB
πŸ‘10❀5πŸ‘1
πŸ“’ Seminar Bilaash ah

Understanding Multimedia Software Collaboration: A Complete Workflow Guide

Waxaad baran doontaa:
βœ… Hagid ku saabsan Sida uu Qofka uu baran karo multimedia
βœ… Sida software-yada Multimedia u wada shaqeeyaan
βœ… Fursadaha multimedia iyo Sida uu Qofka ugu shaqaysan karo

Ha moogaan! Fursaddan qaali ah.

⏰Taariikhda: 10 April
πŸ“ Goobta: Kobciye Skills
🏷Qiimaha: Bilaash!

Ku soo biir Whatsapp group kan πŸ‘‡

https://chat.whatsapp.com/HYiFozv6UFA3Ektt3n3bY3

#multimedia
#graphics
#editing
#skills
#kobciye
❀7πŸ‘4
Asc Dhamaan Dhalinyarada ku xeran channelka Salaan kedib waayadaan mashquul dheer ayan ahaa oo dhinacyo badan iga soo galay .. muddo 2 bilood ah channelka wax cashir ah masoo gelin wan ka cudur daaranaya Dhowaan dib ayaan ubilaabeynaa haddu alle idmo casharadeenii .. sidoo kale waxaan qaban doonaa course cusub oo aan xooga ku saareyno aas aasiyaadka graphic design Oo lagu baranayo softwareka adobe photoshop Weliba free ah Ardayga kaliya uu iska bixinaayo $5 Diwaan gelin ah Casharada waa Bilow illaa dhamaad lagu dhisaayo Projects dhameystiran oo gaariya illaa 60+ cashir qofkii ka faa ideysan karaa waa ufurantahy wuxu nagala so xiriiri karaa whatsappka +252617100251…

Aad aya umahadsantihiin Qofkii wax ubilaabanyihiina wuu la socon karaa casharada youtube keena ku jira..
❀11πŸ‘2
Midabkaabegraphics
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSeONvnbNobgplgQVJP_i-nmEgZcqk82iSQV6bgFX_n6LWOvFQ/viewform?usp=header
Form-ka Isdiwaan gelinta Coureska Graphic Design (Adobe Photoshop) Waakan Qofkii Raba Coureskan hasoo Buuxiyo Caawa Illa Birrito
❀1
πŸŽ‰ OGEYSIIS MUHIIM AH! πŸŽ‰

Waxaan ku faraxsanahay inaan idiin soo bandhigno Graphic Design Online Course-keena oo hadda ku socda QIIMO DHIMIS 50% AH! πŸ”₯

πŸ“š Course-kan waxaa si gaar ah xoogga loogu saaray:
βœ… Fahamka aasaaska Graphic Design-ka
βœ… Barashada Adobe Photoshop
βœ… Mabaadi’da naqshadeynta xirfadeed
βœ… Samaynta Posters, Logos, Social Media Designs iyo Branding
βœ… Casharro Practical ah oo tallaabo-tallaabo ah
βœ… Real Projects si aad u hesho khibrad dhab ah

πŸŽ“ Haddii aad tahay qof bilow ah ama doonaya inuu xirfaddiisa kor u qaado, course-kan wuxuu ku siinayaa aqoon iyo waayo-aragnimo kaa caawin karta inaad noqoto Graphic Designer xirfad leh.

⏳ Ka faa’iidayso qiimo dhimistan gaarka ah inta aysan dhammaan!

πŸ“² Wixii faahfaahin dheeraad ah ama isdiiwaangelin:
WhatsApp: 0617100251

πŸš€ Bilow safarkaaga Graphic Design maanta!

Mahadsanidiin
πŸ‘1