π’ Seminar Bilaash ah
Understanding Multimedia Software Collaboration: A Complete Workflow Guide
Waxaad baran doontaa:
β Hagid ku saabsan Sida uu Qofka uu baran karo multimedia
β Sida software-yada Multimedia u wada shaqeeyaan
β Fursadaha multimedia iyo Sida uu Qofka ugu shaqaysan karo
Ha moogaan! Fursaddan qaali ah.
β°Taariikhda: 10 April
π Goobta: Kobciye Skills
π·Qiimaha: Bilaash!
Ku soo biir Whatsapp group kan π
https://chat.whatsapp.com/HYiFozv6UFA3Ektt3n3bY3
#multimedia
#graphics
#editing
#skills
#kobciye

β€7π4
Asc Dhamaan Dhalinyarada ku xeran channelka Salaan kedib waayadaan mashquul dheer ayan ahaa oo dhinacyo badan iga soo galay .. muddo 2 bilood ah channelka wax cashir ah masoo gelin wan ka cudur daaranaya Dhowaan dib ayaan ubilaabeynaa haddu alle idmo casharadeenii .. sidoo kale waxaan qaban doonaa course cusub oo aan xooga ku saareyno aas aasiyaadka graphic design Oo lagu baranayo softwareka adobe photoshop Weliba free ah Ardayga kaliya uu iska bixinaayo $5 Diwaan gelin ah Casharada waa Bilow illaa dhamaad lagu dhisaayo Projects dhameystiran oo gaariya illaa 60+ cashir qofkii ka faa ideysan karaa waa ufurantahy wuxu nagala so xiriiri karaa whatsappka +252617100251β¦
Aad aya umahadsantihiin Qofkii wax ubilaabanyihiina wuu la socon karaa casharada youtube keena ku jira..
Aad aya umahadsantihiin Qofkii wax ubilaabanyihiina wuu la socon karaa casharada youtube keena ku jira..
β€11π2
Midabkaabegraphics
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSeONvnbNobgplgQVJP_i-nmEgZcqk82iSQV6bgFX_n6LWOvFQ/viewform?usp=header
Form-ka Isdiwaan gelinta Coureska Graphic Design (Adobe Photoshop) Waakan Qofkii Raba Coureskan hasoo Buuxiyo Caawa Illa Birrito
β€1
π OGEYSIIS MUHIIM AH! π
Waxaan ku faraxsanahay inaan idiin soo bandhigno Graphic Design Online Course-keena oo hadda ku socda QIIMO DHIMIS 50% AH! π₯
π Course-kan waxaa si gaar ah xoogga loogu saaray:
β Fahamka aasaaska Graphic Design-ka
β Barashada Adobe Photoshop
β Mabaadiβda naqshadeynta xirfadeed
β Samaynta Posters, Logos, Social Media Designs iyo Branding
β Casharro Practical ah oo tallaabo-tallaabo ah
β Real Projects si aad u hesho khibrad dhab ah
π Haddii aad tahay qof bilow ah ama doonaya inuu xirfaddiisa kor u qaado, course-kan wuxuu ku siinayaa aqoon iyo waayo-aragnimo kaa caawin karta inaad noqoto Graphic Designer xirfad leh.
β³ Ka faaβiidayso qiimo dhimistan gaarka ah inta aysan dhammaan!
π² Wixii faahfaahin dheeraad ah ama isdiiwaangelin:
WhatsApp: 0617100251
π Bilow safarkaaga Graphic Design maanta!
Mahadsanidiin

π1