كان موعد ابتداء دروس شيخنا الوالد -حفظه الله -الثلاثاء، ولكن تتوقف إلى إشعارٍ آخر، وإعلانٍ جديدٍ، وهو بخيرٍ، ولله الحمد.
Waxaa hore loo qorsheeyay in duruusta Sheekhu ay bilaabmaan caawo oo salaasa ay soo gelayso, hase yeeshee duruustu waa ay yara hakanaysaa ilaa ogeysiis dambe, Sheekhuna waa fiican yahay, lkn xagga codka ayuu wax ka dareemayaa, ilaahay ha u dhammays-tiro caafimaadka'e.
والحمد لله.

❤54😢14💯2
⏺ القناة الرسمية لفضيلة الشيخ عبدالكريم حسن حوش حفظه الله.
📚تفسير الجلالين
📙 السورة 10 :- يونس
📀 عدد الأشرطة : 15 أشرطة.
🎙ويشرحه فضيلة الشيخ عبد الكريم حسن حوش
⬇️⬇️⬇️
📚تفسير الجلالين
📙 السورة 10 :- يونس
📀 عدد الأشرطة : 15 أشرطة.
🎙ويشرحه فضيلة الشيخ عبد الكريم حسن حوش
⬇️⬇️⬇️
❤13👍3🥰2
باسم الله
Caawa waxa dib inoogu bilaabmaya darsigii tafsiirka, darsigii tawxiidka dib ayaa laga soo sheegi insha allah.
وفقكم الله جميعا

❤52👍11🥰7
باسم الله
Kitaabkii qawaacid Al-muthlaa waa fasax.
Alle sheikha ha barakeeyo, caafi maadkana ha u xoojiyo.

❤8👍1